Kenya oo ku dhawaaqday in Madaxweynayaasha Somalia & Kenya ay saxiixayaan dib u furista ganacsiga Jaadka
Wasiirka Beeraha dowladda Kenya, Peter Munya ayaa sheegay in heshiiska dib loogu soo celinayo ganacsiga Soomaaliya iyo Kenya...
Maamulka Puntland oo Toogasho ku xukuntay rag dilal ka geysan jiray Magaalada Gaalkacyo
Khamiis: July 7, 2022 Maxkamadda darajada koowad ee ciidamada qalabka sida ee Puntland ayaa maanta soo gabagabeysay dhageysiga...
Baarlamaanka Puntland oo mar kale kala diray Maxkamadda Sare
Khamiis: July 7, 2022 Golaha Wakiilada ee Puntland ayaa mar labaad kala direy Golaha Adeega Garsoorka ee Maxkamadda...
Golaha Wakiiladda Puntland Oo Jawaab Cad u Direy Madaxweyne Deni
Khamiis: July 7, 2022 Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, ayaa Shir-Guddoomiyey fadhiga 18-aad, Kalfadhiga...
Dadweyne careysan oo gubay xarunta degmada Beledxaawo
Khamiis: July 7, 2022 Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in maanta dibad-bax rabashada wata uu ka...
Raysul wasaaraha Ingiriiska Boris Johnson oo iska casilaya xilka raysul wasaaraha Ingiriiska
Khamiis: July 7, 2022 Raysul wasaaraha Ingiriiska ayaa lagu wadaa in uu maanta gelinka dambe ku dhawaaqo qorshihiisa...
Doorashada Kenya: Siyaasiyiinta Soomaalida oo walaacsan
Khamiis: July 7, 2022 Ayadoo wax ka yar mudda bil ah ay ka dhimantahay xilliga dalka Kenya ay...
Wada-hadallo u bilowday Xukuumadda Somaliland & xisbiyada mucaaradka
Khamiis: July 7, 2022 Xarunta Madaxtoooyada Somaliland waxaa ka bilaabmay kulankii koowaad ee wada-hadallada u dhexeeya madaxweynaha Somaliland,...
Madaxweyne Afrikaan ah: Hay’adaha sirdoonku way i ceebeeyeen
Khamiis: July 7, 2022 Madaxweynaha dalka Nigeria Muhammadu Buhari ayaa sheegay inuu waji gabax kala kulmay hay’adaha sirdoonka...
Muran ka taagan sharciyadda Maxjarada xoolaha ee Bosaso
Khamiis: July 7, 2022 Fadhigii Golaha Wakiilada ee Puntland ee maanta oo Arbaca ah ayaa lagula xisaabtamey Wasaaradda...