tababaraha Manchester United Eric Ten Hag oo xaqiijiyay in Cristiano Ronaldo uusan iib ahayn
Isniin: July 11, 2022 Si loo beeniyo wararka xanta ah, tababaraha Manchester United Eric Ten Hag ayaa xaqiijiyay...
Maxkamada xuquuqul insaanka ee Yurub oo ku dhaliishay Turkiga in uusan u hogaansamin
Isniin: July 11, 2022 Maxkamada xuquuqul insaanka ee Yurub ayaa ku dhaliishay Turkiga in uusan u hogaansamin go’aankii...
Jarmalka oo ka walaacsan in gaaskii Ruushku ka jaraty uu soo laaban waayo
Isniin: July 11, 2022 Sahayda gaaska dabiiciga ah ee Ruushku u siinayay Jarmalka iyada oo la sii marayo...
Maxkamad ku taalla gobolka Uttar Pradesh ee dalka Hindiya oo kordhisay xarigga wariye Muslim ah oo wajahaya eedeymo
Isniin: July 11, 2022 Maxkamad ku taalla gobolka Uttar Pradesh ee dalka Hindiya ayaa kordhisay xarigga wariye Muslim...
Kororka dadka adduunka oo hoos u dhacay, sida lagu sheegay warbixin cusub oo ay Qaramada Midoobay ka diyaarisay
Isniin: July 11, 2022 Kororka dadka adduunka ayaa hoos u dhacay, sida lagu sheegay warbixin cusub oo ay...
Siyaasi mucaarad ku ahaa dowladda Sacuudiga oo lagu dilay Lubnaan
Isniin: July 11, 2022 Manea al-Yami oo ka mid ahaa siyaasiyiinta mucaaradka Sacuudiga ayaa lagu dilay dalka Lubnaan,...
Waalidiinta dhalinyarada ku maqan Eritrea oo war cusub soo saaray
Isniin: July 11, 2022 Qaar ka mid ah waalidiinta Soomaaliyeed ee ay carruurtooda ku maqan yihiin dalka Eritrea...
Madaxweynaha Rwanda Paul Kagame oo sheegay inuu ka fikirayo in uu xilka sii hayo 20 sano oo kale
Isniin: July 11, 2022 Hoggaamiyaha Rwanda Paul Kagame oo xilka hayay in ka badan 20 sano ayaa sheegay...
Somaliland oo beenisay in wasiiro ka tirsan maamulkaas ay tageen Israel
Isniin: July 11, 2022 Warsaxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga Somaliland ayaa waxaa lagu beeniyey in wasiirka wasaaraddaas iyo...
Howlgallo ka dhan Al-Shabaab oo laga sameeyey duleedka degmada Doolow
Isniin: July 11, 2022 Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa Nabad Sugidda ee ka howlgala gobolka Gedo ayaa...