Pope Francis oo magacaabay guddi ka kooban saddex dumar ah laba sooro ah iyo qof caadi ah
Arbaco: July 13, 2022 Pope Francis ayaa magacaabay magacaabay guddi ka kooban saddex dumar ah — laba sooro...
Dowladda Britain oo, sheegtay in orodyhanka caanka ah ee Mo Farah uu dhiiri gelin u yahay bulshada Britain oo dhan
Arbaco: July 13, 2022 Dowladda Britain ayaa qoraal ay soo saartey ku sheegtay in orodyhanka caanka ah ee...
Biden oo Bariga Dhexe ku maraya safar dhallin kara xiriir ay yeeshaan Saudi Arabia iyo Israel
Arbaco: July 13, 2022 Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa maanta gaaray Israel isaga oo billaabay safar muhiimad sare...
Muwaadiniinta Sri Lankan ee ku nool Maldives oo sameeyay mudaaharaadyo ay ku dalbanayaan in ay joojiso gabbaadka ay siisay madaxweynaha Sri Lanka ee baxsadka ah
Arbaco: July 13, 2022 Muwaadiniinta Sri Lankan ee ku nool Maldives ayaa sameeyay mudaaharaadyo ay ku dalbanayaan in...
War ka soo kordhay xanuunkii halista ahaa ee ka dillaacay Tanzania
Arbaco: July 13, 2022 Saraakiisha caafimaadka ee Tansaaniya oo baaraya cudur ka dillaacay koonfurta ayaa sheegay in baaritaannada...
Dowladda Itoobiya oo xabsiga dhigtay madaxii hay’adda gargaarka dalkaas
Arbaco: July 13, 2022 Booliiska dalka Itoobiya ayaa sheegay in madaxii hay’adda gargaarka ee dowladda dalkaasi la xiray...
Dad fara badan oo lagu laayey dalka Koonfur Sudan
Arbaco: July 13, 2022 Dowladda Koonfurta Sudan, ayaa sheegtay in ka badan 230 qof in lagu dilay labaddii...
Madaxdii hore ee Puntland oo sheegay cidda mas’uulka ka ah dhacdadii Boosaaso
Arbaco: July 13, 2022 Madaxweynayaashii hore ee Puntland Cabdiwlei Maxamed Cali Gaas iyo Cabdiraxmaan Sheekh Maxamuud Faroole ayaa...
Khubarada ku xeel dheer cilmiga hawada oo sheegay in caawa oo Arbaco ah isbaddal laga arki doono dayaxa marka uu buuxsamo.
Arbaco: July 13, 2022 Khubarada ku xeel dheer cilmiga hawada iyo meereyaasha ayaa sheegay in caawa oo Arbaco...
Madaxweynaha Jubbaland oo kulan la yeeshay safiirka UK ee Soomaaliya.
Arbaco: July 13, 2022 Madaxweynaha Jubbaland oo kulan la yeeshay safiirka UK ee Soomaaliya. Madaxweynaha Dowlada goboleedka Jubaland ...