Ergayga gaarka ah ee Arrimaha Abaaraha oo Maanta ku wajahan Puntland
Waxaa lagu wadaa in Maanta oo Khamiis ah in degaannada Maamulka Puntland uu u safro Ergayga Gaarka ah...
Dowladda Shiinaha oo W/warfaafinta ka taageeridoonta mashaariic dhowr ah
Khamiis: July 14, 2022 Dowladda Shiinaha ayaa wasaaradda warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ka taageeridoonta mashaariic dayactir loogu sameendoono...
Puntland oo rag soo qabashadooda lacag dhul-dhigtay
Khamiis: July 14, 2022 Dowlad Goboleedka Puntland ayaa soo bandhigtay sawirada qaar ka mid ah maxaabiia ka baxsatay...
Ergeyga gaarka ah ee arrimaha bini’aadanimada oo gaaray Garoowe
Khamiis: July 14, 2022 Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha gurmadka iyo bini’aadanimada CC-Warsame ayaa...
Guddiga Doorashooyinka Puntland oo hortagay Baarlamaanka DGP
Khamiis: July 14, 2022 Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, ayaa Shir-Guddoomiyey fadhiga 19-aad, Kalfadhiga...
Wafdi ka socda hay’adda QM oo gaaray degmada Hobyo
Khamiis: July 14, 2022 Waxaa maanta Magaalada Hobyo ee Gobolka Mudug soo a gaaray Wafdi balaaran oo kasocdo...
Mo Faarax hooyadii oo ka hadashay dareenkeeda kadib markay is heleen wiilkeeda
Khamiis: July 14, 2022 Hooyada dhashay orodyahanka Mo Faarax ayaa sheegtay inay muddo ka dib ogaatay in wiilkeeda...
Jubbaland iyo Mareykanka oo ka wada hadlay la dagaalanka Al-shabaab
Khamiis: July 14, 2022 Madaxweynaha Maamulka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam ayaa Magaalada Kismaayo kula kulmay wafdi uu hogaaminayay...
Dad fara badan oo lagu laayey dalka Koonfur Sudan
Khamiis: July 14, 2022 Dowladda Koonfurta Sudan, ayaa sheegtay in ka badan 230 qof in lagu dilay labaddii...
Madaxweynaha Puntland Siciid Deni oo magaalada Addis Ababa kula kulmay madaxda dawladda Itoobiya qaarkood.
Khamiis: July 14, 2022 Madaxweynaha Puntland Siciid Deni oo maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa dalka Itoobiya, gaar...