Waddamada Geeska Afrika waxaa ku dhufatay abaarta ugu xumeyd oo muddo 40 sana ah soo marta.
Talaado: July 19, 2022 Waddamada Geeska Afrika waxaa ku dhufatay abaarta ugu xumeyd oo muddo 40 sana ah...
Ciidamada Dowladda iyo kuwa Galmudug oo gacanta kusoo dhigay eedeysanihii dilay Taliye Kuxigeenka Nisa Ee Galmudug
Talaado: July 19, 2022 Ciidamadda Dowladda iyo kuwa maamulka Galmudug ayaa soo qabtay soona bandhigay Axmed Dhagadheere oo...
Xilliga Kenya ay bilaabeyso khaadkii u soo dhoofin jirtay Soomaaliya oo la shaaciyay
Dowladda Kenya ayaa lagu wadaa inay dhoofinta Qaadka ee loo dhoofinayo Soomaaliya, bilowdo maalinta Jimcaha ah ee todobaadkan,...
Madaxweynaha Puntland oo Wakiilo ka socda Beesha Caalamka kala hadlay Abaaraha
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Qasriga cusub ee Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay Wafdi ka...
Maamulka Koonfur Galbeed oo sheegay in Dad Reer Baydhabo ah ku dhaawacmeen diyaaradda burburtay
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta dowlad Goboleedka koonfur Galbeed Ilyaas Cali Nuur ayaa sheegay in diyaaradda ay laheyd Shirkadda Jubba...
Suudaan oo dib u furtay xudduuda ay la wadaagto Itoobiya
Suudaan ayaa dib u furtay marinka xudduuda ah ay la wadaagto Itoobiya kadib markii ay xirtay bishii lasoo...
Soomaaliya iyo Jabuuti oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka & wadashaqeynta
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Sii-hayaha Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda Jabuuti ee...
Ciidamada Booliska degmada Heliwaa oo saaka howlgal ka sameeyey oo gacanta kusoo dhigay burcad hubeysan.
Isniin: July 18, 2022 Ciidamada Booliska Soomaaliya iyo mas’uuliyiinta maamulka degmada Heliwaa oo saaka howlgal ka sameeyey xaafadda...
Midowga Yurub oo Azerbaijan kala hadleysa xal u helista dhibaatada Gaaska
Isniin: July 18, 2022 Madaxa Komishinka Yurub Ursula von der Leyen ayaa Isniinta maanta ah u safreysa Magaalada...
Gudoomiyaha Gollaha Shacabka oo ka tacsiyeeyey dadkii ku dhintay qarixii ka dhacay magalada Jowhar
Isniin: July 18, 2022 Ku simaha madaxweynaha ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur...