Ururka Waddamada Bariga Afrika oo ka dooday codsiga xubinnimada Soomaaliya
Sabti: July 23, 2022 Dawladda Soomaaliya ayaa olole xooggan ugu jirta sidii loo ansixin lahaa inay ku biirto...
Ergeyga gaarka ah ee gurmadka abaahara oo kulan la qaatay (ATMIS)
khamiis: July 21, 2022 Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha Md....
Mas’uuliyiin ka tirsan Maxkamadda CQS qeybta 27aad oo kormeeray furimaha dagaalka
khamiis: July 21, 2022 Makamadda ciidamada qalabka sida qaybta 27aad ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay goobaha ay...
Madaxweyne Qoor qoor oo masuuliyiin u magacaabay wasaaradaha Qorsheynta iyo Ciyaaraha
khamiis: July 21, 2022 Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa Wasaaradda Qorsheynta iyo Horumarinta...
Ra’iisul Wasaare Xamza oo amray in si deg deg ah looga jawaabo xaaladda gobolka Bakool oo deegaano ka mid ah ay kooxda Al-Shabaab weerar ku qaadeen
khamiis: July 21, 2022 Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa amray hey’adaha kala duwan ee amniga iyo...
Baasaboorada ugu awooda badan caalamka sanadkan 2022 oo la shaaciyay
khamiis: July 21, 2022 Saddex dal oo Aasiyaan ah ayaa shacabkoodu haystaan xorriyadda socdaalka caalamiga ah marka...
Taliyaha Ciidanka NISA qeybta Gobolka Gedo Bakaal Kooke oo sheegay in Madaxweyne Xasan Shiikh uu tagaya gobolka Gedo
khamiis: July 21, 2022 Taliyaha Ciidanka NISA qeybta Gobolka Gedo, Bakaal Kooke oo ka ka hadlay markiisii...
Sirdoonka Maraykanka oo sheegtay in militariga Ruushka ay ku waayeen 15,000 oo askari ilaa iyo hadda dagaalka Ukraine.
khamiis: July 21, 2022 Agaasimaha hay’adda sirdoonka Maraykanka ee CIA William Burns ayaa sheegay in ugu yaraan...
Xaalada Madaxweynaha Mareykanka, Joe Biden oo soo hagaagaysa kadib markii laga helay cudurka Covid-19,.
khamiis: July 21, 2022 Madaxweynaha Mareykanka, Joe Biden ayaa laga helay cudurka Covid-19, waxa una hadda ku...
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo lagu soo dhoweeyey magaalada Carusha
khamiis: July 21, 2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta...