Madaxweyne Xasan Shiikh oo markii ugu horaysay ka hadlay Amni Darada muqdisho ka jirta
. Sabti: JULY 30, 2022 Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey Masjidka Shuhadaa ee...
Ra’iisul Wasaaraha Spain oo ugu baaqay shaqaalaha inay joojiyaan xirashada garabaati si looga hortaggo kuleylka.
Sabti: JULY 30, 2022 Ra’iisul Wasaaraha Spain Pedro Sanchez ayaa ugu shaqaalaha dalkaas inay joojiyaan xirashada garabaati si...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ka hadlay qaraxii lagu dilay Wasiirkii Cadaalada KGS
sabti: JULY 30, 2022 Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Sheekh Adan Maxamed Nuur Madoobe ayaa waxaa uu tacsi tiiraanyo...
Dowladda Masar oo dacwad ka dhan ah Itoobiya u gudbisay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey
Midoobey sabti: JULY 30, 2022 Masar ayaa Jimcihii dacwad ka dhan ah Itoobiya u gudbisay Golaha Ammaanka ee...
Mareykanka oo shaaciyay inay billaabmayaan wadahadallada colaadda Itoobiya
sabti: JULY 30, 2022 Mareykanka ayaa sheegay inay billaabmayaan wadahadallo nabadeed o dhexmaraya dowladda dhexe ee Itoobiya iyo...
Ukraine oo war kasoo saartay tiro dad ah oo la laayay
sabti: JULY 30, 2022 Madaxweynaha Ukraine, Volodymyr Zelensky, ayaa dambi dagaal ku tilmaamay dilka 50 maxbuus dagaal oo...
Wasiiradii ugu badnaa ee Puntland oo lagu wado in maalmaha soo socda Deni uu xilka ka qaado.
sabti: JULY 30, 2022 Waxaa lagu wadaa in kalfadhiga Golaha Wakiilada Puntland mudada loo kordhiyo oo sii socdo...
Shaqaale Ka Tirsanaa Hay,ada Miino Baarista oo Galmudug lagu laayay
sabti: JULY 30, 2022 Maleeshiyaad Hubbaysan ayaa Xalay Saq dhexe Weerar ku qaadday Shaqaalle ka tirsan hay’adda Miina...
Agaasimaha NISA oo mushaar kordhin sameeyay ugana dhigay 500$.
Agaasimaha NISA Mahad Maxamed Salaad oo kor u qaaday Mushaarka Saraakiisha, Ciidamada iyo Shaqaalaha Hey’adda. Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka...
Taliyaha Qeybta Booliskla Gobolka oo shir gudoomiyay kulan gaar ah oo looga hadlayey Amniga Magaalad Bosaaso
Taliyaha Qeybta Booliskla Gobolka Bari G/Sare Cabdiqaadir Jaamc Dirir ayaa shir gudoomiyay kulan gaar ah oo looga hadlayey...