Al-Shabaab oo ka hadashay duqeynta “Itoobiya” ee Hiiraan.
Isniin: AUGUST 1, 2022 Duqeyn ayaa shalau duhurkii laga soo sheegay inta u dhexeysa Matabaan iyo Beledweyne gaar...
Mid kamid ah ragga ugu taajirsan Ukraine oo ku dhintay duqeyn xoogaan ee Ruushka ka geystay Mykolaiv.
Isniin: AUGUST 1, 2022 Mid kamid ah ragga ugu taajirsan Ukraine ayaa ku dhintay duqeyn xoogaan uu Ruushka...
Vladimir Putin “ Ruushku wuxuu awoodda dhanka badda kula tartamayaa Maraykanka
Isniin: AUGUST 1, 2022 Madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin, ayaa sheegay in dalkiisu uu damacsan yahay inuu noqdo “awood...
Qaybo ka mid ah seeraha qamadiga ee dekadda Beirut oo dumay
Isniin: AUGUST 1, 2022 Qaybo ka mid ah seeraha qamadiga ee dekedda weyn ee Beirut, oo uu si...
Dagaal xooggan oo dhex maray Afghanistan iyo IIraan
Isniin: AUGUST 1, 2022 Ciidamada Taalibaan ee dalka Afgaanistaan iyo ciidamada ilaalada xadka Iran ee ku sugan xadka...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababbar u soo xiray Saraakiil katirsan ciidamada xoogga dalka
Isniin: AUGUST 1, 2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tababbar u soo xiray Dufcadda 4-aad...
Muqdisho: Ergeyga Arrimaha Abaaraha oo u kuur galay xaaladda caruur ay saameysay abaarta
Isniin: AUGUST 1, 2022 Ergeyga gaarka ah ee Arrimaha Gurmadka Abaaraha Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa u kuur galay...
Madaxweynaha Hirshabelle Guudlaawe oo goor dambe oo xalay ahayd magacaabay Golihiisa Wasiirada.
Isniin: AUGUST 1, 2022 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle, Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa goor dambe oo xalay ahayd...
Gantaalkan la sheegay inuu ku soo wajahan yahay meelo ay Africa ku jirto.
Axad: JULY 31, 2022 Burburka gantaalka Shiinaha ayaa la filayaa in maanta ama berri uu dhulka ku soo...
Taliye cusub oo loo Magacaabay Saldhiga Shangaani
Axad: JULY 31, 2022 Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliya Cabdi Xasan xijaar ayaa Taliyaha shangaani u Magacaabay sagal Cabdinuur...