Madaxweyne Xasan oo KulaN Isugu Yeeray Laamaha Amniga Kadib Weerarkii Xeebta Liido
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Guddoomiyey kulan deg deg ah oo ay isugu yimaadeen...
Ciidamada Ammaanka oo Ku Guuleystay Soo Afharidda Weerarkii Lagu Qaaday Hotel Ku Yaalla Liido
Ciidamada nabad-galyada dowladda Soomaaliya ayaa goor dhow soo afjaray weerar ay koox hubaysani ku qaadeen xeebta liido ee...
Qaraxyo Lagu Weeraray Hotel Ku Yaalla Xeebta Liido
Qaraxyo ayaa goor dhow ka dhacay degmada Cabdicasiis gaar ahaan xeebta Liido oo habeenka Jimcada ay damaashaad u...
Wafdi ka socda Taliska Guud ee Ciidanka Jabuuti oo booqasho ku yimid magaalada Muqdisho
Muqdisho – Wafdi ka socda Taliska Guud ee Ciidanka Jamhuuriyadda Jabuuti oo uu hoggaaminayo S/Guuto Cabdiraxmaan Cabdi Dhimbil,...
Project 2025: Ajendaha Xisbiga Muxaafidka Mareykanka ee Halista ku ah Qaranimada Soomaaliya iyo Deganaanshaha Gobolka
Mashruuca 2025 ee la soo jeediyay wuxuu noqday arinta diirada saareysa doodaha ku saabsan mustaqbalka arimaha siyaasadaha suurtogalka...
Wasiirka Tiknoolajiyada Soomaaliya oo Booqday Xarunta Maareynta Macluumaadka Shiinaha
Beijing, Shiinaha (SONNA) – Wasiirka Isgaarsiinta iyo Tiknoolajiyada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Aadan Maalin Cali, iyo...
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Adkeeyay Midnimada Culimada Soomaaliyeed
Muqdisho, Soomaaliya – Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, oo casho sharaf u sameeyay culimada Soomaaliyeed ee ka qeyb galay...
President Hassan Sheikh Mohamud Emphasizes Unity Among Somali Religious Scholars
Mogadishu, Somalia – President Hassan Sheikh Mohamud, during a dinner held in honor of Somali religious scholars who attended...
Somalia’s Minister of Technology Visits Chinese Information Management Center
Beijing, China (SONNA) – The Minister of Communications and Technology of the Federal Government of Somalia, Mr. Mohamed Adan...
Alarm as suspicious container washes up on Somali coast
Somali authorities are warning the public not to go near a sealed barrel that has washed up on...