Ciidamo ka tirsan Itoobiya oo gelinkii dambe ee galabta gudaha u soo galay degmada Doolow ee gobolka Gedo si ay Alshabaab ula dagaalamaan
Sabti: AUGUST 6, 2022 Ciidamo ka tirsan Itoobiya ayaa gelinkii dambe ee maanta gudaha u galay degmada Doolow...
Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ku baaqday in la caawiyo dadka kusoo barakacay Degmada Cadaado ee Gobolka Galgaduud
Sabti: AUGUST 6, 2022 Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Cabdiraxmaan...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo caawa Madaxtooyada kulan kula qaatay qaar ka mid ah culumada Soomaaliyeed.
Sabti: AUGUST 6, 2022 Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa Madaxtooyada kulan wadatshi ah kula qaatay qaar...
Galmudug oo maanta dooorasho ku qabtay Magalada Cadaado
Sabti: AUGUST 6, 2022 Wasaaradda arrimaha gudaha,Federaalka iyo Dib-U-heshiisiinta Dowlad Goboleedka Galmudug, ayaa maanta qabtay doorashada kuraasta 12...
Cimriga dadka Afrikaanka ah waxaa ku kordhay 10 sano – WHO
Sabti: AUGUST 6, 2022 Xiisadda ayaa wali taagan, kadib markii habeen hore hub Muddada uu qofka Afrikaanka ah...
Musharax Raila Odinga iyo Haweeneyda Madaxweyne ku-xigeenka u Noqon Doonta hadii uu guuleesto oo laga cabsi Qabo Dagaal
Sabti: AUGUST 6, 2022 Murashaxiinta ugu cadcad doorashada madaxtinimada Kenya, ayaa lagu wadaa in maanta oo Sabti ah...
Haweenay muddo 20 sano loo haystay inay dhimatay oo iyadoo socota qoyskeedii u tagtay
Sabti: AUGUST 6, 2022 Haweeney 20 sano kahor arageeda laga waayey dalka Hindiya, ayaa laga helay gudaha dallka...
Madaxweynaha maamulka Koonfur oo gaarey magaalada Addis Ababa
Sabti: AUGUST 6, 2022 Madaxweynaha maamul goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdulcasiis Xasan Maxamed, ayaa gaarey magaalada Addis Ababa,...
Maalinta ugu dambeysay ololaha doorashada Kenya
Sabti: AUGUST 6, 2022 Maanta waa maalintii ugu dambeysay ee ololaha doorashada la filayo inay Kenya ka dhacdo...
Safiirka Mareykanka u fadhisa Qaramada Midoobay oo booqatay dalal oo Afrika ku yaalla, iyadoo uga digtay inay Ruushka waxba ka iibsadan
Sabti: AUGUST 6, 2022 Safiirka Mareykanka u fadhisa Qaramada Midoobay Linda Thomas-Greenfield ayaa booqatay dhowr dal oo Afrika...