Galmudug oo soo saartay Liiska Golaha Deegaanka Cadaado
Talaado: AUGUST 9, 2022 Wasaarada arimaha Gudaha Galmudug oo soo bandhigtay liiska xubnaha Golaha deegaanka degmada cadaado ....
Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida oo Ajaanib Alshabaab ah ku xukuntay Muqdisho
Talaado: AUGUST 9, 2022 Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa xukuno xabsi ah ku riday labo nin...
Al Shabaab oo weeraro culus ku qaaday deegaano hoostaga magaalada Mandheera Xili Doorashada ay dhacayso maanta.
Talaado: AUGUST 9, 2022 Dagaalyahano hubeesan oo katirsan Al Shabaab ayaa weeraro culus ku qaaday deegaano hoostaga magaalada...
Al-shabaab oo dad rayid ah ku gowracay deegaan hoos yimaada degmada Maxaas ee G/Hiiraan
Talaado: AUGUST 9, 2022 Wararka naga soo gaaraya deegaanka Teedaan oo hoos yimdaada degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan...
Maraykanka oo Ukraine ugu deeqaya hub qiimihiisu gaadhayo illaa $1 Bilyan
Talaado: AUGUST 9, 2022 Dawladda Maraykanka ayaa sheegtay Isniintii shalay ahayd inay dalka Ukraine ugu deeqi doonto, hubkii...
FBI-da Maraykanka oo baadhis ku sameeyey guri uu leeyahay Madaxweynihii hore Donald Trump
Talaado: AUGUST 9, 2022 Saraakiil ka tirsan hay’adda FBI-da Maraykanka ayaa la sheegay inay baadhis ku sameeyeen qasri...
Rabshado ka dhacay Deegaan-doorashada magaalada Wajeer ee Kenya oo sababay in la hakiyo doorashadii halkaas.
Talaado: AUGUST 9, 2022 Rabshado shalay ka dhacay Deegaan-doorashada Ceel-Dhaas oo hoostaga magaalada Wajeer ee gobolka Waqooyi-bari Kenya...
Shacabka Kenya oo saaka u dareeray doorashada guud ee dalkaasi
Talaado: AUGUST 9, 2022 Shacabka dalka Kenya ayaa saaka u dareeray goobaha doorashada, si ay ugu codeeyaan hoggaanka...
Raysalwasaare Xamse Cabdi Barre oo Puntland ku wajahan: safarkiisi u horeeyey.
Talaado: AUGUST 9, 2022 Raysalwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi-Aar ayaa qorshaynaya safarkiisi u horreeya in uu...
Madaxweyne Xasan Sheekh “Kampala waxaan ka furi doonaa Iskuullo lagu barto afka iyo taariikhda Soomaaliya
Isniin: AUGUST 8, 2022 Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta gaaray magaalada Kampala ee dalka Uganda ayaa...