Xeer-ilaalinta Maraykanka oo diiday in la faafiyo qoraal ay maxkamadda la wadaageen si loo baadho gurigii Trump
Talaado: AUGUST 16, 2022 Waaxda Caddaaladda ee Maraykanka ayaa Isniintii ka hortimi dedaallada lagu doonayey in lagu shaaciyo...
William Samoei Ruto oo ku guuleystay doorashada madaxwenaha shanaad ee dalka Kenya waa kuma
Talaado: AUGUST 16, 2022 William Samoei Ruto oo ku guuleystay doorashada madaxwenaha shanaad ee dalka Kenya waxa uu...
Ciidamada Galmudug oo weerar ku qaaday degaan hoos taga degmada Ceelbuur
Talaado: AUGUST 16, 2022 Ciidamo ka tirsan Galmudug ayaa weerar qorshaysan ku qaaday fariisin ay ku ururka al-Shabaab...
Raila Odinga, oo ka soo hor jeestay Guusha Madaxweynaha Cusub ee Kenya William Ruto, oo lagu dhawaaqey Xalay fiidkii
Talaado: AUGUST 16, 2022 Raila Odinga, ayaanan fagaare ka hadlin, tan iyo markii ninkii uu xifaaltanka kala dhaxeeyey...
Maraykanka oo cunaqabatayn ku soo rogay masuuliyiin u dhashay dalka Liberia
Talaado: AUGUST 16, 2022 Waaxda Maaliyadda ee dawladda Maraykanka ayaa cunaqabatayn ku soo rogtay saddex masuul oo ka...
UN declares the arrest and detention of journalist Kilwe Adan Farah in Somalia’s Puntland a human rights violation
MOGADISHU, Somalia, 15 August 2022 – Somali Journalists Syndicate (SJS) and human rights lawyer, Michael Polak of Justice Abroad jointly welcome...
Madaxweynaha Soomaaliya oo xeer Madaxweyne dib ugu soo celiyey Sarreeye Guuto Saadaq Cumar Joon dhammaan darajooyinkii iyo xuquuqdii ciidan
Isniin: August 15, 2022 Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xeer Madaxweyne dib ugu soo celiyey Sarreeye Guuto...
Madxweyne Muuse Biixi oo kulan la qaatay Guddiga Diiwaangelinta Ururrada Siyaasadda Somaililand
Isniin: August 15, 2022 Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa kulan la qaatay Guddiga Diiwaangelinta Ururrada Siyaasadda iyo...
Shacabka Kenya oo loo sheegay inay u doorteen William Ruto inuu noqdo madaxweynaha shanaad ee dalka
Isniin: August 15, 2022 Shacabka Kenya ayaa hadda loo sheegay inay u doorteen William Ruto inuu noqdo madaxweynaha...
Taageerayaasha Raila Odinga oo careysan oo wadooyiinka isugu soo baxay
Isniin: August 15, 2022 Taageerayaasha Raila Odinga ayaa si aad ah uga niyad jabay in uu ku guuldareystay...