Kooxo hubeysan oo ka dhex dagaallamaya hoteel ku yaalla Muqdisho
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qaraxyo loo adeegsaday gawaari laga soo buuxiyay waxyaabaha oo caawa ka dhacay...
Xildhibaannada Golaha Shacabka oo berri dhaarin doona Madaxweynihii hore ee dalka
Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa maalinta berri la isugu yeeray Kulanweynihii Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka. Ajandaha kulanka berri...
Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan oo si deg deg ah ku tegay degmada Maxaas
Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Cali Jeeyte Cismaan oo shalay dib ugu soo laabtay magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa...
Guddoomiyaha guddiga doorashada Kenya oo ka hadlay cadaadiskii la saaray maalintii ku dhawaaqista natiijada iyo gacan qaadkii
Khamiis:AUGUST 18, 2022 Guddoomiyaha guddiga madaxbannaan ee doorashooyinka iyo xuduudada ee IEBC, ee dalka Kenya ayaa ku eedeeyay...
Israel oo ku dhawaaqday inay soo celinayso xiriirkii diblumaasiyadeed ee kala dhaxeyay Turkiga
Khamiis:AUGUST 18, 2022 Raysal wasaaraha Israel Yair Lapid ayaa ku dhawaaqay in dalkiisu uu si buuxda u soo...
Mareykanka oo sheegay in duqeyn lagu dilay dagalaameyaal ka tirsan Al-shabaab
Khamiis:AUGUST 18, 2022 Taliska Ciidamada Mareykanka ee Africom ayaa sheegay in dagaalameyaal ka tirsan Al-shabaab ay ku dileen...
Madaxweyna la doortay ee Kenya William Ruto oo kulan uu la yeeshay Xildhibaanada sheegayna in uu Xilka la Wareegayo.
Khamiis:AUGUST 18, 2022 Madaxweyna la doortay ee Kenya William Ruto oo kulan uu la yeeshay Xildhibaanada labada Aqal...
Afghanistan: 20 qof oo ku dhimatay qarax lala beegsaday Masaajid ku yaal Kabul
Khamiis:AUGUST 18, 2022 Weerarkan xalay ka dhacay caasimada Afghanistan ayaa lala beegsaday masaajidka Siddiquiya oo ku yaal xaafada...
Ruushka iyo China oo si wadajir ah u qabanaya dhoolatus Militari
Khamiis:AUGUST 18, 2022 Dhoolatuskan oo bilaabanaya todobaadka soo socda ayaa waxaa sidoo kale ka qeyb qaadanaya dalalka; India,...
Ciidamada Booliska Soomaaliya oo gacanta ku dhigay Nin loo heysto dilka Hibo Qaasim
Khamiis:AUGUST 18, 2022 Ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo howlgal ka sameeyey deegaanka Ceelasha Biyaha ayaa gacanta ku soo dhigay...