Duqa Muqdisho oo dhagax-dhigay Biya-Mareenka wadada Ceel Qaloow
Khamiis: 25 Agoosto 2022 Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa...
Ciidamada Dowlada oo laayay koox Ka Tirsan Alshabaab
Khamiis: 25 Agoosto 2022 Ciidanka milatariga Soomaaliya ee ku sugan deegaanka Janaale ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sameeyay...
Ciidamada amaanka oo Maanta xiray Wadooyinka Muqdisho
Khamiis: 25 Agoosto 2022 Waddooyinka Muqdisho qaarkood ayaa saakay xiran, sababtana waa in RW Xame uu safar u...
Madaxweyne Xasan Sheikh oo u safray Garoowe
Khamiis: 25 Agoosto 2022 Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa u safray Magaalada Garoowe ee Puntland. Safarka Madaxweynaha...
Al-Shabaab oo sheegtay weerar ay ku dishay askar ka tirsanaa ATMIS deegaanka Buulo-colow
Khamiis: 25 Agoosto 2022 Wararka laga helayo gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in maanta ciidamada howlgalka ATMIS iyo...
Mareykanka oo ku dhawaaqay ku dhawaad 3 bilyan oo doolar oo gargaar militari ah oo cusub oo la siinayo Ukraine
Khamiis: 25 Agoosto 2022 Mareykanka ayaa ku dhawaaqay ku dhawaad 3 bilyan oo doolar oo gargaar militari ah...
Wasiirka Gaashaandhiga iyo Saraakiisha Ciidanka oo tagey deegaano laga saaray Al-shabaab
Khamiis: 25 Agoosto 2022 Wasiirka Gashaandhiga Soomaaliya, Saraakisha Ciidamada Qalabka sida iyo Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Mudane Cali Jeeyte...
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xamse oo lagu wado in saacadaha soo socda gaaro Magaalada Beledwayne ee Gobolka Hiiraan.
Khamiis: 25 Agoosto 2022 Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda gaaro...
Madaxweyne Soomaaliya oo la filayo inuu maanta gaaro Puntland
Khamiis: 25 Agoosto 2022 Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda gaaro Magaalada...
QM oo sheegtay shidaal ay laheyd bililiqeysteen maleeshiyaadka TPLF
Khamiis: 25 Agoosto 2022 Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in ciidanka Tigreega ay bililiqeysteen 570,000 oo liitir oo shidaal...