Dagaal u dhaxeeya Maleeshiyaadka Macawiisleyda iyo kooxda Al-Shabaab oo ka socda gabeedka magaalada Beledweyne
Arbaco: AUGUST 31, 2022 Wararka laga helayo gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in haatan dagaal u dhexeeyo maleeshiyaadka Macawiisleyda...
Dowladda Itoobiya oo toddobaadkan la gudoonsiiyay shahaado muujinaysa in kayd shidaal oo dhan 7 trillion oo Cubic feet, uu ku jiro gudaha deegaanka Soomaalida.
Arbaco: AUGUST 31, 2022 Dowladda Itoobiya, ayaa toddobaadkan la gudoonsiiyay shahaado muujinaysa in kayd shidaal oo dhan 7...
Hogaamiyaha Mucaaradka Kenya Raila Odinga oo loo ogolaaday in dib looggu tiriyo codadkii la dhiibtay qaarkood
Arbaco: AUGUST 31, 2022 Dhageysiga dacwadda la gudbiyey ee doorashada Madaxweynaha ee Kenya, taasoo ka dhan ah natiijadii...
Xabbad-joojin laga gaaray dagaal beeleed ka dhacay Galmudug Degmoyinka Cadaado iyo Cabuud-waaq
Arbaco: AUGUST 31, 2022 27-kii bishaan ayaa deegaano hoostaga Degmoyinka Cadaado iyo Cabuud-waaq waxaa ka dhacay dagaal sababay...
koox hubeysan oo degmada Wadajir ku dilay Cabdi Ibraahim Ciid oo kamid ahaa Saraakiisha Ciidanka Baanbeyda Soomaaliyeed
. Arbaco: AUGUST 31, 2022 Allaha u naxariistee, koox hubeysan ayaa degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir ku dilay...
Madaxweynihii ugu dambeeyay Midowga Soviet Mikhail Gorbachev oo geeriyooday
Arbaco: AUGUST 31, 2022 Mikhail Gorbachev, oo soo afjaray dagaalkii qaboobaa ee aan dhiig ku daadan, balse ku...
Puntland oo shaacisay inuu furmayo shir lagu hadlayo khilaafka D/Federaalka iyo D/Goboleedyada
Arbaco: AUGUST 31, 2022 Wasiirka Maaliyadda Maamulka Puntland, Xasan Shire Abgaal oo ka hadlay go’aanka ay ku joojiyeen...
Ra’iisul wasaare Xamse oo dalka dib ugu soo laabtay
Arbaco: AUGUST 31, 2022 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Hamse Cabdi Barre iyo wafdigii uu hoggaaminayay ayaa maanta...
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Malaysia Mahathir oo 97 jir ah oo la dhigay Isbitaal kaddib markii laga helay xannuunka Covid-19
Arbaco: AUGUST 31, 2022 Ra’iisul Wasaarihii hore ee Malaysia Mahathir Mohamad oo 97 jir ah ayaa la dhigay...
Maxkamadda Sare ee Kenya oo amartay in dib loo tiriyo qaar ka mid ah santuuqyadii codbixinta iyo isniinta oo lagu dhawaaqi doono.
Arbaco: AUGUST 31, 2022 Maxkamadda sare ee dalka Kenya ayaa amartay in dib loo tiriyo codadkii laga...