Golaha Wasiirrada XFS oo yeeshay shirkii ugu horreeyay ee toddobaadlaha ahaa
Khamiis: SEPTEMBER 1, 2022 Shirkii ugu horreeyay ee toddobaadlaha ahaa ee Golaha Wasiirrada ayaa maanta oo khamiis ah...
Madaxweynaha Puntland Siciid deni oo safar ku tegaayo magaalada xeebta ah ee Eyl
Khamiis: SEPTEMBER 1, 2022 Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Maxamed ayaa safar ku tegaayo magaalada xeebta ah ee Eyl,...
Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo Bangiga Adduunka kala hadlay gurmadka abaaraha
Khamiis: SEPTEMBER 1, 2022 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Xamse Cabdi Barre ayaa maanta qaabilay Maamulaha Bangiga Adduunka ee...
Madax ka socota QM oo gaaray Warshadda Nukliyeerka ay qabsadeen Ciidanka Ruushka
Khamiis: SEPTEMBER 1, 2022 Koox ka socota Hay’adda Caalamiga ah ee Tamarta Nukliyeerka ayaa gaaray magaalada koonfurta Yukreeniyaan...
Ruushka oo joojiyay gaaskii uu siin jiray waddamada Yurub isagoo sheegay in loo baahan yahay in dayactir lagu sameeyo dhuumaha shidaalka.
Khamiis: SEPTEMBER 1, 2022 Ruushka ayaa gabi ahaanba joojiyay gaaskii uu ka siin jiray waddamada Yurub isagoo sheegay...
Al-shabaab oo qarxisay ceelal iyo xarumaha isgaarsiinta deegaanno ka tirsan Galmudug
Khamiis: SEPTEMBER 1, 2022 Maleeshiyada Al-shabaab ayaa xalay qarxisay matoorada ceelasha biyaha, baraago iyo xarumaha isgaartiinta magaalooyinka Maarsamage...
In ka badan 200 oo askari oo tababar uga dhimatay Suudaanta Koonfureed
Arbaco: AUGUST 31, 2022 In ka badan 200 oo askari ayaa ku dhintay intii uu socday tababar ay...
Laacibka kooxda Barcelona oo markii ugu horreysay faahfaahiyay fal-dambiyeedkii lagula kacay subaxnimadii Isniinta
Arbaco: AUGUST 31, 2022 Laacibka kooxda Barcelona iyo xulka Gabon, Pierre-Emerick Aubameyang, ayaa markii ugu horreysay faahfaahiyay fal-dambiyeedkii...
War deg deg ah: Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay la-taliyaashiisa arrimaha Shidaalka iyo Maalgashiga
Arbaco: AUGUST 31, 2022 Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa magacaabay Ergey cusub, kaas oo Soomaaliya u...
Wasiirka Gaashaandhiga Cabduqaadir Maxamed Nuur oo la kulmay Saraakiil ka socota Howgalka ATMIS iyo M.Yurub
Arbaco: AUGUST 31, 2022 Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukumadda Federaalka, Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaa kulan la qaatay Saraakiil ka...