Maraakiib dagaal oo kusoo wajahan badaha Dalka Soomaaliya, sabab?
Muqdisho – Maraakiib dagaal oo ka socda Turkiga ayaa ku soo wajahan biyaha Soomaaliya, tan oo qeyb ka ah...
Dhaliyaro badan oo Soomaali ah oo laga soo daayay xabsiyada dalka Suudaan .
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay xabsiyada dalka dagaalada ba’ani ka socdaan ee Suudaan ka soo deysay...
Dowladda Masar oo Soomaaliya ugu deegday qalab Ciidan
Dowladda Masar ayaa laba diyaaradood oo la sheegay inay ciidan iyo saanad militari wadeen ka soo dejisay magaalada...
Maxaa kajira in deegaanno ay Soomaali deggen yihiin laga helay Furuqa Daanyeerka oo dalal badan ku faafaya
Maamulka dowlad deegaanka Soomaalida ayaa ku dhawaaqay in shaqsi looga shakiyay inuu qabo cudurka furuqa daanyeerka oo ku...
Kulan dhexmaray Maamulka Wasaarada Maaliyada iyo Maamulayaasha Isbitaalada magaalada Muqdisho
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ahna kusimaha Wasiirka, Mudane Cabdiqafaar Cilmi Xaange iyo Agaasimaha Guud...
UPDF Troops In Somalia Urged To Maintain Momentum Against Al-Shabab
Lt Gen Kayanja Muhanga, Commander Land Force, visited Uganda Peoples’ Defence Forces (UPDF) troops in Somalia, serving under...
War refugees find new home and challenges in Somalia: The struggle to learn Somali
Mogadishu — In Mogadishu, a surprising trend is emerging: skilled professionals from war-torn countries like Sudan, Syria, and...
Somalia introduces modern digital identification to enhance banking services
Somalia has introduced a national digital identification aimed at enhancing its banking services across the country. This follows...
Gen. Gaafoow oo loo magacaabay lataliya madaxweynaha ee dhanka Ciidanka Qalabka Sida
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Sarreeye Gaas Cabdullaahi Gaafoow Maxamuud in uu...
Maxay Somaliland ka tiri amarka ka soo baxay dowladda Soomaaliye ee la dul-dhigay xawaalada iyo shirkadaha ganacsiga?
Jamhuuriyada Iskeed Madaxbanaannida ugu dhawaaqday ee Somaliland ayaa ka jawaabtay war qoraalla oo ka soo baxay wasaaradda ganacsiga...