Shacabka Ruushka oo si xowli ah uga baxaya Dalkooda
Arbaco: SEPTEMBER 21, 2022 Tikidhada diyaaradeed ee ka baxa Ruushka ayaa si xawli ah loo iibinayay tan iyo...
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin oo amray abaabul militari oo cusub, isaga oo wacad ku maray inuu adeegsan doono “wax kasta oo uu heli karo
Arbaco: SEPTEMBER 21, 2022 Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa amray abaabul militari oo cusub, isaga oo maanta wacad...
ATMIS oo hoos u dhigtay doorka maleeshiyaadka macwuusleyda ee dagaalka Shabaab
Howlgalka Kumeel Gaarka ah Midowga Afrika ee ATMIS ayaa ka hadlay dagaalka ka dhanka ah Shabaab ee ka...
Eretria oo lagu eedeyay in ay dhaqdhaqaaqyo ciidan ka wado Gobolka Tigrey
Arbaco: SEPTEMBER 21, 2022 Mareykanka ayaa sheegay in uu la socdo dhaq-dhaqaaqa ciidamada Eritrea ee ka socda waqooyiga...
Wasiirada Warfaafinta Iyo Arrimaha Bulshada Oo Booqday Safaaradda Soomaaliya Ee Masar
Arbaco: SEPTEMBER 21, 2022 Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Daa’uud Aweys Jaamac iyo Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha...
Wasiirka Arrimaha dibadda XFS oo dhiggiisa Sacuudiga kala hadlay iskaashiga labada dal
Arbaco: SEPTEMBER 21, 2022 Wasiirka Arrimaha dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Abshir Cumar Jaamac, ayaa maalintii shalay kulan...
Taliyaha Ciidanka Booliska oo ka qeyb galay Shirka Booliska Caalamiga ah ee INTERPOL
Arbaco: SEPTEMBER 21, 2022 Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar, oo hoggaaminaya wafti ka kooban...
Ciidamada xoogga dalka oo howlgallo ka sameeyay degaanno katirsan gobalka Hiiraan
Arbaco: SEPTEMBER 21, 2022 Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Ururka 6-aad Guutada 16-aad ee Kumaandooska DANAB iyo...
Dalal ay Soomaaliya ku jirto oo la sheegay in afartii ilbiriqi ee kasta hal qof uu gaajo u dhimanayo
Arbaco: SEPTEMBER 21, 2022 Hal qof ayaa lagu qiyaasay in uu gaajo u dhimanayo afartii ilbiriqsi kasta dalal...