Deegaannada lahaysto ee Ukraine oo lagu qabanayo afti ay Ruushka ugu biirayaan
Arbaco: SEPTEMBER 21, 2022 Mas’uuliyiinta ay Ruushku baritaaraan ee ku sugan saddex gobol oo Ukraine laga haysto ayaa...
Ciidamada xoogga dalka oo howlgallo ka sameeyay degaano katirsan Hiiraan
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Ururka 6 aad Guutada 16 aad ee Kumaandooska DANAB & Guutada 5...
Dagaal ka dhan ah Al-Shabaab oo looga dhawaaqay gobolka Bakool
Arbaco: SEPTEMBER 21, 2022 Kulan uu soo qaban-qaabiyay Gudoomiyaha Gobolka Bakool, Maxamed Cabdi Tool, ayna ka qaybgaleen Saraakiisha...
Mareykanka oo dacwad kusoo oogay dad ay Soomaali kujiraan oo lagu helay musuq maasuq
Wasaaradda Caddaaladda Maraykanka ayaa warbixin ay shalay soo saartay eedo ugu jeedisay 47 qof oo lagu eedeeyey inay...
Madaxweyne Qoor Qoor oo saxiixay laba Sharci
Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye, ayaa ka qeyb galay munaadabadda xiritaanka Kalfadhiga shanaad ee Baarlamaanka Galmudug, kaas oo...
Madaxweynaha Somalia oo ka qeyb galay furitaanka Shirka Golaha Guud ee QM
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay furitaanka Meertada 77-aad ee Golaha loo dhan...
Wararkii ugu dambeeyay ee Shirka QM oo Maalintii labaad galay
Shirweynaha sanad-laha ah ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa Talaadadii shalay si rasmi ah uga furmay xarunta...
Nin 24 jir ah oo uu ku dhacay cudurka Ebola oo ku dhintay bartamaha Uganda kadib markii saraakiisha caafimaadka ay xaqiijiyeen in cudurka uu ka dillaacay halkaas.
Talaado: SEPTEMBER 20, 2022 Nin 24 jir ah oo uu ku dhacay cudurka Ebola ayaa ku dhintay bartamaha...
Siddeed qof oo ay ku jiraan badaariyo ka tirsan Catholic iyo dad kale oo ay qafaashen kooxo gooni u goosed ah oo ka dagaallama koonfur galbeed dalka Cameroon.
Talaado: SEPTEMBER 20, 2022 Siddeed qof oo ay ku jiraan badaariyo ka tirsan Catholic iyo dad cibaadeysanayay ayaa...
Al-Shabaab oo laga la wareegay deegaan ay ku lahaayeen maxkamad
Talaado: SEPTEMBER 20, 2022 Militeriga Soomaaliya ayaa Al-Shabaab kala wareegay deegaanka Booco oo qiyaastii 45 u jira magaalada...