Madaxweynaha: ‘’Waa inaan ku dhiirannaa u hiilinta sharciga iyo cadaaladda
Muqdisho, 12 September 2015: Munaasabad ballaaran oo lagu maamuusayey sannadguuradii 3aad ee ka soo wareegtey markii xilka madaxtinimada...
Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay
Mogadishu, 12 September 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey...
Wasiirka Maaliyadda ayaa si diiran u soo dhaweeyey ansixinta dib u eegista miisaaniyada 2015
Muqdisho, 12 September 2015: Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Somaaliya mudane Maxamed Aden Farkeeti ayaa si diiran u soo...
Dadki Makkha ku dhintay oo tiradooda korortay.
Muqdisho, 12 September 2015: Cadadka dadkii Muslimiinta ahaa eek u geeriyooday Wiishkii ku dhacay Masjidka Xaramka ee Makkah...
Madaxweynaha oo Boqorka Sacuudiga uga tacsiiyeeyay shilkii ka dhacay magaalada Makkah
Muqdisho, 12 September 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhambaal tacsi ah u direy...
65 qof ayaa ku dhintay masjidka Xaramka
MEKKA | September 11, 2015 – Ugu yaraan lixdan iyo shan qof ayaa ku dhintay masaajidka xaramka ee...
Madaxda Ahlu-sunna oo ka baxday Dhuusamareeb
Muqdisho, 10 September 2015 – Wararka ka imaanaya Gobollada Dhexe ayaa sheegaya in Ahlu-sunna ay iskaga baxeen magaalada Dhuusamerrb...
Guddoomiye ku xigeenka Baarlamaanka oo Gaalkacyo qado sharaf ugu sameeyey odayaasha dhaqanka qaarkood
Gaalkacyo | QOL | September 2015 | Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Mahad Cabdalla...
Waddooyin loo bixiyay Magacyo ay ka mid yihiin Somali iyo Taleex
Minnesota | September 11, 2015 | Magaalada Minneapolis, gaar ahaan Xaafadaha ay Soomaalidu degen yihiin mid ka mid ah...
Marwada Madaxweynaha “Abwaaniinta door muuqdo ayay ku leeyihiin wacyigelinta bulshada…”
Muqdisho | September 10, 2015 | Kulankan ay Marwada Madaxweynaha dalka, Marwo Sahro Cumar Xasan u sameysay qaar...