Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada oo ka qeybgalay Munaasabad lagu xusayay maalinta Nabadda Adduunka
Muqdisho, September 21, 2015 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke iyo wakiilka Q/midoobay u...
“Arrinta wadahadalka Somaliland meel wanaagsan ayeey mareysa”
Muqdisho, September 21, 2015—Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in meel fiican ay marayaan...
Xujeyda oo gudanaysa waajibaadka xajka ee sanadkan
Muqdisho, September 21, 2015— Xujeeyda muslimiinta ah ayaa weli ku gudajira Acmaasha Xajka, kuwaasoo ay qeyb ka yihiin xujey...
Gabar ka tirsan Booliiska oo Muqdisho lagu dilay
Muqdisho, September 20, 2015— Gabar ka tirsanayd ciidamada Booliska isla markaana ka ganacsanesay suuqa Qudaarta ee Ansaloti, magaalada Muqdisho...
Daawo Sawirrada: Ciyaar dhaqameedka Kobdhoodka oo lagu qabtay Muqdisho
Muqdisho, September 20, 2015— Ciyaarta loo yaqaano Kobdhoodka oo ah ciyaar dhaqameed la ciyaaro xiliyada nabadda ayaa galab kasta...
Wasiirka shaqada oo tilmaamay in dhallinyarada ay abuurayaan fursado shaqo
Muqdisho, September 20, 2015— Kulankan wadatashiga oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Shaqada iyo arrimaha Bulshada ayaa waxaa looga...
NUSOJ oo ku baaqday in la baaro shilka AMISOM ay ku dhaawacday wariye Gacan
Muqdisho, 20 Sept. 2015:- Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliyeed (NUSOJ) ayaa ku baaqday in baaritaan lagu sameeyo qaabka uu...
Guddoomiyaha rugta ganacsiga Soomaaliya oo heshiisyo ganacsi la saxiixday shirkado Turki ah “SAWIRRO”
Muqdisho, September 20, 2015—Gudoomiyha ruugta Ganacsiga ee Soomaliya Maxamuud Cabdi Gabeyre iyo wafdi la socday oo maal mahan...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada oo ka tacsiyeeyey geerida Sh. Rashid Bin Maxamed Bin Rashid Al Makhtoum
Muqdisho, September 19, 2015——Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray...
kulan looga hadlay Nabadda iyo is dhexgalka Bulshada oo Muqdisho ka dhacay
Mogadishu, 19 September 2015 – Kulan looga hadlayay sidii ay u wada shaqeyn lahaayeen Maamulka iyo Shacabka Degmada Cabdicasiis...