R/wasaaraha oo dhagax dhigay dhismaha xarun laga hagi doono diyaaradaha
Muqdisho, 11 October 2015- R/wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cumar C/rashiid ayaa manta dhagax dhigay dhismaha xarun...
Isbedelo qurux-badan oo laga dareemayo Gaalkacyo
Muqdisho, 11 October 2015- Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug waxaa xilliyada habeenkii laga Dareemayaa Xaslilooni baahsan , taasi oo...
Ra’iisulwasaaraha oo tacsi u direy Turkiga
Muqdisho, 11 October 2015- Qarax argagaxiso ayaa ka dhacay magaalada Ankara kaas oo galaaftay dasaasiin dad ah Ra’iisulwasaaraha dowladda...
Xeer-Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo ka Jawaabay “Diidmada Kenya” ee Dacwadda badda
Muqdisho, 10 October 2015– War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Xeer ilaaliha guud ee Qaranka Mudane Axmed Cali Daahir ayaa...
R/wasaaraha Federaalka oo dalka dib ugu soo laabtay
Muqdisho, 10 October 2015- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke ayaa maanta dalka dib ugu soo...
Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay
Muqdisho, 10 October 2015 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka warbixiyey horumarka...
Xanuun badan ayay nagu haysaa Shaqo la’aanta Dhallinyarada
Muqdisho, 10 October 2015 –Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Xasan Nuux ayaa sheegay...
Wasiirka caafimaadka oo la kulantay dhiggeeda dalka Kuwait
Muqdisho, 10 October 2015 –Wasiirka caafimaadka Xukuumadda Federalka Soomaaliya Xaawo Xasan Maxamed oo Kuwait uga qeybgelaysa shirka kalfadhiga...
Taliyaasha Booliska Dowladda Dhexe iyo Maamulka puntiland oo Garoowe Wada hadal uga socda
Muqdisho, 10 October 2015 – Wadahadallo lagu soo nooleynayo awooddii Booliska Soomaaliya, ayaa waxa uu Magaalada Garoowe uga socdaa...
Jawaari “Wadahadallada Mooshinka Berri ayay bilaabanayaan…”
Muqdisho | QOL | October 9, 2015 | Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa...