Taliska AMISOM oo baydhabo ka hirgeliyay isbitaal u gaar ah booliska K/galbeed
Muqdisho, October 28, 2015- Taliska Ciidamada AMISOM ee ka howlgala deegaannada maamulka Koofur galbeed ayaa magaalada Beydhabo ka hirgeliyay...
Guddoomiyihii Baarlamaanka Puntland oo xilka iska casilay
Muqdisho, October 28, 2015- Wararka mar dhow naga soo gaaraya magaalada Garoowe ee xarunta Gobolka Nugaal, isla markaana xarun...
Kulan howleed ku aadan dib u eegista Dastuurka oo maanta lagu qabtay Muqdisho
Muqdisho, October 27, 2015 – Kulan howleed ku aadanaa dib u eegista Dastuurka, kaasoo ay soo agaasintay Wasaaradda...
Maamulka Gobolka SH/Dhexe oo ku baaqay in gurmad loo fidiyo dadka uu fahataadda webiga saameeyay
Muqdisho, 27 October, 2015: Maamulka Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa shegay inay wadaan dadaalo looga hortagayo in webiga shabeelle uu...
Ilka Xanaf “Waxaa cabasho iiga timid dadkii Gobolada waqooyi ka yimid oo aan taladii dalka laga qeyb gelin”
Muqdisho, 27 October, 2015: Avv. Ceydiid C/llaahi Ilka-xanaf oo ah Gudoomiyaha Maxkamada Sare, ayaa sheegay inay jiraan cabashooyin ay...
Madaxweyne Xasan iyo wafdigiisi oo Sacuudi Carabiya gaaray
Muqdisho, 27 October, 2015: Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa xalay gaaray magaalada Riyadh ee...
Wasiirka Batroolka oo Koonfur Africa uga qeyb galaya shir looga hadlayo Shidaalka Afrika
Muqdisho, 26 October, 2015: Wasiiirka Batroolka Iyo Macdanta Dowladda Fadaraalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mukhtaar Ibraahim ayaaa Gaaray Magaalada Cape...
Muungaab oo xilki laga qaaday iyo Yuusuf Xuseen Jimcaale oo Gobolka Banadir loo magacaabay.
Muqdisho, 26 October, 2015: War ka soo baxay Madaxtooyada ayaa sheegaya in Guddoomiyaha cusub Gobolka Banaadir iyo Duqa Muqdisho...
Glam Mogadishu suburb showing face of resurgence in Somalia
| A worker goes about his work at a construction site at the Darul-salaam city in the...