Dad u dhashay dalka Kenya oo Maxkamada Gobolka Banadir la hor keenay.
Muqdisho, November 04, 2015 – Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta la horgeeyay eedesanayal ajaanib ah, kuwasoo lagu soo eedeyay...
Dhisidda guddiga madaxa banaan ee xuquuqul insaanka oo baarlamaanka la horgeyn doono
Muqdisho, November 04, 2015 – Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa shaaciyay in sharciga dhismaha Guddiga madaxabanana ee Xuquuqul insaanka dhawaan...
Qorsheyaal looga hortago weerarada Al-Shabaab oo la diyaariyay
Muqdisho, November 04, 2015 – Taliyaha Ciidanka Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ayaa sheegay in Hay’adaha Amniga ay...
Guddoomiyaha gobolka banaadir oo lacago u qeybiyay bukaanada ku jira isbitaal Madiina
Muqdisho, November 04, 2015 – Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale oo maanta isbitaalka Madiina...
Dibad bax ka dhan ah weerarkii Al-Shabaab ee Hotel Saxafi oo ka dhacay Muqdisho
Muqdisho, November 04, 2015 –Banaanbax looga soo horjeedo weerarkii argagixisada Al-Shabaab ay ku laayeen dad wax gal u...
Somalia: Somali PM Expected to Make ‘A Mini Reshuffle’ in His Cabinet
Muqdisho, November 03, 2015 – Reliable sources confirmed to Radio Shabelle that Somali prime minister Omar Abdirashid Sharmarke is...
VEDIO: Muslimiinta Minnesota oo loo diiday dhul ay ka dhigan lahaayeen Qubuuro
Talaado, November 03, 2015 — Waxaa shalay lagu qabtay shir jaraa’id degmada Dakota ee gobolka Minnesota soo ku...
Kulmiye: loollan iyo laab la kac !! Q3-aad
Kulmiyihii shalay, kulmiyaha Maanta iyo Kulmiyaha berri; Qormo lafo gur ah: Saleebaan Cabdi Cali (Kalshaale) “Umaan qaadan qalinka...
Xoghaya guud ee Olombikada Somaliyeed oo lagu soo dhaweeyay dalka Mareykanka
Muqdisho, November 03, 2015 – Bahda Sports-ka iyo Jaaliyadda Soomaalida ee gobolka Minnesota ayaa si weyn u soo dhaweeyey...