RW/ xigeenka oo ka qayb galay aaski loo sameeyey Marxuum Maxamed Axmed Gurxan
Muqdisho November 8, 2015 – Allaha u naxariistee waxaa maanta lagu aasay qabuuraha Isbitaal Madiina ee magaalada Muqdisho...
Madaxweynaha oo madaxda gobolka kala hadlaya arrimaha amniga iyo la dagaalanka argagixisada
Muqdisho, 08 November 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka degay magaalada Entebbe, ee...
Xildhibaan Qoono oo soo dhaweeyay soo afjaridi dhismaha guddiga Farsamada ee Hiiraan iyo Sh/dhexe
Muqdisho, November 08, 2015 – Xildhibaan Maxamed Xasan oo ka mid ah mudanayaasha ka tirsan baarlamaanka federaalka ah ee...
Xildhibaan Maxamed Axmed Gurxan oo loo sameeyay aas Qaran
Muqdisho, November 08, 2015 – Waxa maanta magaalada Muqdisho aas Qaran loogu sameeyay Xildhibaan Maxamed Axmed Gurxan oo shalay...
R/wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay madaxweynaha Kenya
Muqdisho, November 08, 2015 –Madaxweynaha Kenya, Uhuro Kenyatta ayaa ka hadlay kulan uu la qaatay ra’iisal wasaaraha Soomaaliya...
Q.M. oo warbixin ka soo saartay dadka dhibaatada ka soo gaartay daadaki ku dhuftay qaarka mid ah gobollada Soomaaliya.
Muqdisho, November 08, 2015 –Warbixin uu soo saaray xafiiska isku xirka arrimaha bini’aadinimada QM ee OCHA ayaa lagu...
Maamulka sanadlaha ah Muqdisho maku amaan geli kartaa ?
Toronto | QOL | 7 November 2015 | Amar ku taagleeynta, isu xoog sheegashada, go’aan aadan cid kala...
Madaxweyne Xasan “Hey’adaha ammaanka waa inay sharciga horkeenaan gacan-ku dhiiglayaasha Xildhibaanka dilay”
Muqdisho- November 07 2015-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka tacsiyeeyey geeridii Allaah ha u...
Xilibaan Maxamed Axmed Gurxan oo u geeriyooday dhaawaci maanta soo gaaray.
Muqdisho, November 07, 2015 – War iminka na soo gaaray ayaa sheegaya in Xilibaan Maxamed Axmed Gurxan oo ka...