Milkiilaha shirkadda tiknolojiyadda oo shaaciyay in barta WhatsApp ee ay boqollaalka milyan ee qof ku wada xiriiraan ay todobaadkan soo bandhigi doonto
Talaado: SEPTEMBER 27, 2022 Milkiilaha shirkadda tiknolojiyadda Meta, Mark Zuckerberg, ayaa shaaciyay in barta WhatsApp ee ay boqollaalka...
Madaxweynaha dalka Kenya William Ruto oo Aadan Barre Ducaale u magacaabay wasiirka gaashaandhigga Kenya
Talaado: SEPTEMBER 27, 2022 Madaxweynaha dalka Kenya William Ruto ayaa goor dhoweyd ku dhowaaqay qaar ka mid ah...
Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Karaash oo sii xooggan loogu soo dhaweeyey Garowe
Talaado: SEPTEMBER 27, 2022 Madaxweyne kuxigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash oo dalka dib ugu soo laabtay ayaa...
Deegaannada ilaa hadda laga qabsaday Al-Shabaab
Talaado: September 26, 2022 Dowladda Soomaaliya ayaa Al-Shabaab kala wareegtay deegaanno ku dhow labaatan oo ay ka haysatay...
Dhisme ku dumay Kenya oo khasaare nafeed ka dhashay.
Talaado: September 26, 2022 Ugu yaraan lix qof ayaa geeriyootay halka tiro kalena ay ku dhaawacmeen kaddib markii...
Tik-tok oo wajihi kartaa ganaax lacageed oo dhan £27m
Talaado: September 26, 2022 Shirkadda Tik Tok ayaa wajahaysa ganaax lacageed oo dhan 27 Milyan oo pound kaddib...
DFS oo gargaarkii ugu horreeyay gaarsiisay deegaannada laga saaray Al-shabaab
Talaado: September 26, 2022 Dowladda Soomaaliya ayaa maanta gargaargii ugu horeeyay u dirtay deegaanada gobolka Hiiraan ee laga...
Qareen loo haystay inuu laaluushay dad ku marqaati furi lahaa maxkamadda ICC Ruto oo geeriyooday
Talaado: September 26, 2022 Qareen u dhashay dalka Kenya oo wajahayay eedeymo la xiriira faragelinta dacwad ka socotay...
Dowladda Ciraaq oo sheegtay in duqeyn cirka ah lagu dilay Xubno ka tirsan Kooxda ISIL
Talaado: September 26, 2022 Ciidamada Ciraaq ayaa sheegay in weerar dhanka cirka ah ay ku dileen xubno ka...
Ra’iisul Wasaare Xamse Oo Shirguddoomiyay Kulan Looga Hadlayay Horumarinta Garsoorka
Talaado: September 26, 2022 Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federalka Soomaaliya, mudane Xamse Cabdi Barre ayaa Guddoomiyay shirka guddi hoosaadka...