“Ciidamada Miina baarista Booliska waxay qeyb weyn ka qaataan Sugida Amniga dalka”
Moqdisho, November 25, 2015 — Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta ka qeybgaley munaasabad lagu soo bandhigayey...
Shirka Wasiirada Warfaafinta ee Dawladda Federaalka, Dawlad goboleedyada Federaalka iyo Madaxda Warbaahinta gaarka loo leeyahay ee Dalka
Warmurtiyeedka | Muqdisho 24 – 25 November 2015 | Wasiirrada Wasaaradaha Warfaafinta ee Dawlada Federaalka ee Soomaaliya iyo...
Dagaalka Damu-Jadiid iyo Puntland oo lagu naafeynayo Horumarka Nolosha Shacabka Gaalkacyo
Muqdisho | QOL | November 25, 2015 – Koox yar oo dhaqan kelitalisnimo leh ayaa madaxtooyada Soomaaliya taladeeda...
Guddiga dib u heshiisiinta Qaranka oo bogaadiyay shirarka ay dowladdu qabato
Moqdisho, November 25, 2015 — Guddiga dib u heshiisinta Qaranka oo maanta kulan ku yeeshay Muqdisho ayaa waxa...
Saxaafadda gaarka loo leeyahay oo talooyin ka soo jeedisay shirka Qaran ee Warbaahinta Soomaaliya
Moqdisho, November 25, 2015 — Shirka Qaran ee Warbaahinta ee ay ka qeyb galayaan wasiiro ka socda dowlad-goboleedyada...
“Dadka ka soo jeeda Somaliland ee Xamar ku shiray xaq bey u leeyihiin inay fikirkooda dhiibtaan”
Moqdisho, November 25, 2015 — Faysal Cali Waraabe oo ah Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka, ayaa sheegay inuu soo dhoweynayo...
Shirweyne Qaran ee Warbaahinta oo ka billowday Moqdisho.
Moqdisho, November 24, 2015 — Waxaa barqadii maanta si rasmi ah uga furmay shirweynaha qaran ee horumarinta saxaafadda...
Ra’isul Wasaare Ku Xigeenka Dalka Oo Hey’adaha Qaramada Midoobay Kala Hadlay Dabeeysha El Niño.
Moqdisho, November 24, 2015 — Kulankani Ra’isul wasaare ku xigeenka dalka mudane Maxamed Cuamr Carte Qaalib uu la...
Kulan Ay Haweenka Ugu Tashanayeen Sida Ay Uga Qeyb Qaadan Karaan Siyaasada Wadanka.
Moqdisho, November 24, 2015 — Kulankani wadatashiga ah ee ay so qaban qaabisay wasaaradda haweenka iyo xuquuqul insaanka...
Tacsi : Marxuum Guuleed Maxamed Aadan
November 24, 2015 – Guled Mohamed Aden, the son of Mohamed Aden Jama and Abdia Shiek Ahmed returned...