Saddex dhagar qabe ka tirsanaa Al-Shabaab oo miino ay ku aasayeen deegaanka Baardhabaq kula Qaraxday.
Talaado: September 26, 2022 Saddex dhagar qabe oo ka tirsanaa argagixisada Al-Shabaab ayaa miino ay ku aasayeen deegaanka...
Ciidamada Jubbaland oo howgallo ka wada deegaanno ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose
Talaado: September 26, 2022 Ciidanka Daraawiishta Maamulka Jubbaland ayaa howlgalo ka dhan ah Al-shabaab ka sameeyey deegaano ka...
Ciidamada XDS Oo Howlgallo Burburin Ah Ka Fuliyay Deegaanka Buq-aqable
Talaado: September 26, 2022 Deegaanka Buq-aqable ee gobolka Hiiraan ayey Ciidanka Xoogga Dalka ka sameeyeen howlgal qorsheysan oo...
Soomaaliya iyo Malaysiya oo iska kaashanaya horumarinta adeegyada gaadiidka iyo duulista hawada
Talaado: September 26, 2022 Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Xil. Fardowsa Cusmaan Cigaal oo...
Alshabaab oo Qarax la beegsatay nin ku caayay Facebook nawaaxiga waddada mashquulka badan ee Maka Al-Mukarrama.
Talaado: September 26, 2022 Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qarax maanta ka dhacay qaybo ka mid...
Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha u qaabbilsan Gurmadka Abaaraha, Xildhibaan Cabdiraxaan Cabdishakuur oo gaaray magaalada Ottawa ee dalka Canada.
Talaado: September 26, 2022 Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabbilsan Gurmadka Abaaraha, Xildhibaan Cabdiraxaan Cabdishakuur Warsame...
Bangiga Adduunka oo siinaya Pakistan $2 bilyan, ka dib fatahaadihii ka dhacay dalkaas
Isniin: September 26, 2022 Bangiga Adduunka ayaa sheegay in illaa $2 bilyan oo dollar inuu ku bixinayo gargaarka...
Al-shabaab oo beegsi ku wada ganacsatada beesha Saleebaan ee Muqdisho
Isniin: September 26, 2022 Dabley hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa saaka dil qorsheysan ka geysatay suuqa...
Boqolaal qof oo lagu xidhay Ruushka, si loo joojiyo mudaharaadada ka socda dalkaas
Isniin: September 26, 2022 Ku dhowaad 800 oo qof ayaa lagu xidhay Ruushka, xilli ay dalkaas ka sii...
Madaxweyne Ku Xigeenka Dowladda Hirshabeelle oo shaqo joojin ku sameeyay Wasiir ka tirsan Hirshabeelle
Isniin: September 26, 2022 Madaxweyne Ku Xigeenka Dowladda Hirshabeelle ahna Kusimaha Madaxweynaha Yuusuf Axmed Hagar ayaa shaqo ka...