DHAGEYSO: ‘Khudbadihii’ ay Madaxda ka jeediyeen Shirka Wadatashiga
Muqdisho, 17 December 2015: Madaxweyne Xasan Sheekh, RW Cumar C/rashiid & Gudoomiye Jawaari ayaa Khudbado dhinacyo badan taabanaya ka...
Madaxweyne Xasan ”Xilligaan Soomaaliya waxay gaartey bisayl siyaasadeed”.
Muqdisho, 17 December 2015: Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa shalay si rasmi ah u soo xirey Madasha...
DEG DEG: War murtiyeed laga soo saaray Shirki Wada Tashiga
Muqdisho, 16 December 2015: Waxaa maanta gelinkii dambe soo xirmay shirkii Madasha wada tashiga qaran ee hanaanka doorashooyinka sanadka...
Maanka Muddulood waa mudacyo afkood !
Muqdisho | QOL | December 16, 2015 – Waxaa marna laga aamusikarin in koox xagjir ah,siyaasadana ku fashilmay...
Kaalinta Siyaasadda Dumarka 2016-ka oo laga hadlay
Muqdisho | QOL | December 16, 2015 – Munaasabaddaan oo uu ka qayb galay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...
Qarax lala beegsaday Askarta Dowlada ee ka dhacay Afgooye
Muqdisho, 16 December 2015: Warar Afgooye naga soo gaaray ayaa sheegaya in ugu yaraan 6 askari ee kamid ahaa...
War Caga Juglayn ah ee ka soo yeeray Gudoomiyaha Maxkamada Darajada Kowaad
Muqdisho, 16 December 2015: Guddoomiyaha Maxamada Darajada 1aad ee Dowladda Soomaaliya Xasan Cali Nuur Shuute ayaa sheegay in Maxkamadda...
Ma la yaabaa in la isku afgarto Shirka Wadatashiga?
Muqdisho, 16 December 2015: Shirki wada tashiga ee looga hadlayo hanaanka doorasho ee 2016 ayaa maanta lagu wadaa in...
VIDEO: Cali Maxamed Geedi iyo Salaad Cali Jeelle oo diiday nidaamka 4.5-ka
https://youtu.be/UipGgb8GBV8
Habka iyo Qaabka ay qabiilaadka u heli doonaan kuraasta haddii la qaato nidaamka degmo 2016
Muqdisho, 15 December 2015: Qodobadi la soo bandhigay mid ka mid ah in xildhibaanada lagu soo xulo heer degmo...