Shirki Wadatashiga oo Maanta Mar kale baaqday
Muqdisho, 15 December 2015: Waa marki sadaxaad ee uu dib u dhac ku yimaado Shirki wadatashiga ee Qaranka, kaas oo...
Hambalyo Aroos: Mahad M. Yalaxow iyo Fartuun M. Xiirey
Muqdisho | QOL | December 14, 2015 – Cali Yalaxow iyo Xaaskiisa Nimco Yaasiin iyo Caruurtooda waxay halkaan...
Xildhibaan Maxamed Cabdi Yuusuf oo Shirki Wada tashiga ku timaamay mid Xaaraan ah.
Muqdisho, 15 December 2015: Xildhibaan Maxamed Cabdi Yusuf oo kamid ahaa Mudanayaasha baarlamanka Somalia uga qayb galaya shirka Madasha...
Madaxweynaha: “Soomaaliya Nabad ayeey u Oomantahay”
Muqdisho, 15 December 2015: Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si kulul u cambaareeyay dagaal beeleedka ka socda magaalada Beled...
Ciidamo Itoobiyaan oo la wareegay garoonka diyaaradaha Dhuusa Mareeb
Muqdisho, 15 December 2015: Ciidamo Itoobiyaan ayaa maanta la wareegay ammaanka garoonka diyaaradaha Dhuusa Mareeb, halkaasoo ay gacanta ku...
Labo qof oo mid kamid ah Shaqaalaha UNHCR ahaa, oo Muqdisho lagu dilay.
Muqdisho, 14 December 2015: Taliyaha Ciidanka Booliska Degmada Hodon, ayaa u xaqiijiyay in Koox hubaysan ay ku dileen degmadaasi...
Tacabka bariiska oo laga billabay degmada Jowhar
Muqdisho, 14 December 2015: Degmada Jowhar ayaa laga bilaabay beerista bariiska oo muddo kabadan labaatan sano uu dib u...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Beeniyay Inuu Xaruntii Hore ee Baarlamaanka Bixiyay
Muqdisho, 14 December 2015: Mudane Yuusuf Xuseen Jimcale Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaaladda Muqdisho, ayaa been abuur ku...
Rasaas culus oo xalay laga maqlay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho
Muqdisho, 14 December 2015: Waxaa la sheegay in xalay rasaas culus ayaa caawa laga maqlay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde...