Beledweyne ma lagu qaban karo Shir Dowlada ka dhan ah
Muqdisho, 27 December 2015: Wareegto kasoo baxday Xafiiska Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan,Yuusuf Axmed Hagar Daba-geed, ayaa lagu mamnuucay Shirarka...
Hay’adda NISA Oo soo “Bandhigtay” Dad Shiicada ku faafinayay Muqdisho.
Muqdisho, 26 December 2015: Hawlgal ay sameeyeen ciidanka NISA ee gobalka Banaadir waxay kusoo qabteen dad sameynayay Barnmaamij...
Sarkaal Sare oo katirsan Ciidanka DF oo lagu dilay Muqdisho.
Muqdisho, 26 December 2015: Koox hubaysan, ayaa maanta ku dilay Sarkaal Ciidan Gudaha Degmada Dharkeenley ee Gobolka Banaadir....
Baarlamaanka oo ansixiyay hindise sharciyeedka lacag dhaqida iyo maalgelinta argagaxisada
Muqdisho, 26 December 2015: Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay maanta yeesheen ku ansixiyeen Hindise Sharciyeedka ka...
Guddoomiyihii hore ee Shingaani Siciid C/qaadir Sicdii oo dib loogu soo celiyay xilkiisi.
Muqdisho, 26 December 2015: Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka ayaa mar kale dib u magacawday Siciid C/qaadir Siciid...
Odayaasha Hiiraan oo ballanta kaga baxay M/weyne Xasan Shekh
Muqdisho, 26 December 2015: Wararka aan ka heleyno degmada B/weyne ee Gobalka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in Odayaal...
Maamulka Koofur Galbeed oo ka hor-yimid maamulka cusub ee Ceelbarde
Muqdisho, 26 December 2015: Maamulka K/Galbeed ayaa ka soo horjeestay maamulka shalay loogaga dhawaaqay degmada Ceelbarde ee loogu magac...
Maamulka Jowhar oo bilaabay dib u dhiska xarumo muhiim ah
Muqdisho, 26 December2015: Maamulka Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa wada dadaallo uu dib u dhis ku sameynayo waddooyinka soo gala...
Guddoomiyaha cusub ee Hiiraan oo maanta xilka la wareegayo
Muqdisho, 26 December 2015: Guddoomiyaha cusub oo dhawan loo magacaabay gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar daba-geed ayaa maanta la...
M/weyne qaab Xiniin-taabad ah loogu doortay Gobalka Bakool
Muqdisho, 26 December 2015: Wararka naga soo gaaraya gobalka Bakool ayaa ayaa sheegaya in xubno uu soo dirsatay Axmed...