K/Galbeed oo maanta dooraneyso Gudoomiye Barlamaan
Muqdisho, 03 Jenuary 2016: Baarlamaanka Koofur Galbeed ee Soomaaliya ayaa maanta dooranaya Guddoomiye iyo labadiisa kuxigeen, iyadoo qaban qaabada...
Halyeeyga sanadkii tegay waxaan u aqoonsanay askariga Soomaaliyeed”
Muqdisho, 03 Jenuary 2016: Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo lahadlay...
Cali Maxamed Geedi oo dhaqaale yabooh ah ka doontay Garoowe
Muqdisho, 03 Jenuary 2016: Hadal-haynta maanta ka socota magaalada Muqdisho, ayaa sheegeysa in Cali Geeedi iyo wafdi uu hogaaminaayo...
Faah faahin ka soo baxaysa dagaalo ka dhacay duleedka Beledweyn
Muqdisho, 03 Jenuary 2016: Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaalo dad badan ay ku dhinteen oo labadii...
Video: Maamulka Ahlu Sunna oo sheegay inay wadahadal ogol yihiin
https://youtu.be/mx7JU0R2pEw
HINDISE SHARCIYEEDKA XEERKA SAXAAFADDA
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Baarlamaanka Federaalka GUDDIGA WARFAAFINTA, DHAQANKA, BOOSTADA IYO ISGAARSIINTA HINDISE SHARCIYEEDKA XEERKA SAXAAFADDA AKHRINTA 3aad Qodobka...
Ciidamo Itoobiyaan ah oo la geeyay magaalada Kismaayo ee Jubadda Hoose
Muqdisho, 02 Jenuary 2016: Ciidaman aad u frabadan ee ka tirsan Ciidamada Itoobiya ee qeybta ka ah howl galka...
Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Guriga Hooyooyinka “Muqdisho”
Muqdisho, 02 Jenuary 2016: Qarax aad u Xooggan oo Ismiidaamin ah ayaa Goor-dhow waxa uu ka dhacay Maqaayada The...
AFRO-CAN Soccer Clubs oo yeeshay ciyaaro saaxiibtinimo
Toronto | QOL | December 31, 2015 – Waxaa magaalada Toronto ee dalka Canada lagu qabtay cayaaro saaxiibtinimo...