Ciidan Ethiopian ah oo gaarey Magaalada Baardheere
Muqdisho, 05 January 2016: Gudoomiyaha Gobolka Gedo ee Maamulka Jubbaland Maxamed Xusen Al- Qaadi ayaa sheegay in Maalmihii lasoo...
Maxkamadda ciidamada Qalabka sida oo u digtay Askarta Dowladda
Muqdisho, 05 January 2016: Maxkamadda darajada koowaad ee Ciidamada qalabka sida ayaa uga digtay Askarta Dowladda inay ka qeyb...
“Muqdisho waxaa ku soo badanaya dhul boobka lagu haayo dadka jilcan oo aan awoodda laheyn”
Muqdisho, 05 January 2016: Prof. Maxamed Cumar Dhalxa oo ah Guddoomiye kuxigeenka Guddiga Arrimaha Dibadda ee Baarlamaanka Federaalka, ayaa...
Isbitaal aad loogu bahnaa oo Muqdisho laga furaayo
Muqdisho, 05 January 2016: Dhowr Sano ka hor waxay aheyd Meel Qashinka lagu daadsho ka dibna lagu gubo ka...
Dowladda Soomaalia oo ku amartay Safiirka Iran inuu deg-deg isaga baxo Wadanka
Muqdisho, 05 January 2016: Warar ka soo baxay Madaxtooyadda Soomaaliya, ayaa sheegay in Dowladda ay ku amartay Safiirka Iran...
Koox xalay weerartay Xaruun Turkiga ku leeyahay Muqdisho
Muqdisho, 05 January 2016: Koox hubaysan ayaa Xalay Weerar ku qaadey Xarun Turkiga ku leeyahay Agagaarka Garoonka Diyaaradaha Muqdisho....
Qaban qaabada Aaska Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Khaliif oo ka socoto Beledweyne
Muqdisho, 04 January 2016: Warar ka soo baxaaya magaalada Beledweyn ayaa sheegaya in Ugaaska lagu wado in lagu aaso...
“IGAD dhex dhexaad kama ahan waxa ka socda Ceelbarde”
Muqdisho, 04 January 2016: Xildhibaan Aadan Maxamed Nuur “Saransoor” oo ka mid ahaa Xildhibaanadii dhowaan gaaray degmada Xudur ee...
Ciidanki Itoobiya ee uu sida gaarka ah u dalbaday Axmad Madoobe oo gaaray Kismaayo.
Ciidanki Itoobiya ee Axmad Madoobe u yeertay Muqdisho, 04 January 2016: Waxaa shalay oo Axad ahaid ka degay Garoonka...
War Deg-deg ah: Ugaas Cabdraxmaan Ugaas Khaliif Ugaas Roble oo geeriyooday
Muqdisho, 03 January 2016: Wararka naga soo gaaraya magaalada Beledweyne ee gobolka Hiraan, ayaa sheegaya in uu geeriyooday Ugaas...