Cutubyo ka tirsan Ciidamada Jabuuti oo lagu sagootiyay magalada Baladweyne
Muqdisho, 23 January, 2016: Magaalada Beledweyne, ayaa waxaa xalay lagu qabtay Xaflad ballaaran oo lagu sagootinayey cutubyo katirsan ciidamada...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqday Xeebta Liido, kana hadalay Dhibaatadi ka dhacday
Muqdisho, 23 January, 2016: Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xalay booqday maqaayada Xeebta Liido oo ay...
Dadki ku Dhaawacmay Dagaalki Lido oo Caafimaad Dibadda loogu Qaadayo.
Muqdisho, 23 January, 2016: Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Soomaaliya oo shalay gelinkii dambe tagay Xeebta Liido, kadib weerarkii habeen...
Wax ka baro taariikhda ciyaaryahanad Astur Jeenyo
Muqdisho | QOL | January 22, 2016 – Xidigtii Kubada Koleyga Soomaaliya ee Barisamaadkii Astur Jeenyo Magaceeda oo sadexan...
Garoon ku yaal Talyaaniga oo loogu magac daray Saamiya
Italia | QOL | January 22, 2016 – Garoon kubadda cagta lagu cayaaro oo ku yaalla magaalada Milano...
Weerarkii Xeebta Liido iyo khasaaraha oo kordhay ” Daawo Sawirada”
Muqdisho, 22 January, 2016: Dad ka badan dhowr iyo 20-ruux ayaa ku geeriyootay weerar isugu jiray qaraxyo iyo toogasho...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo lagu soo dhaweeyey magaalada Baghdad ee dalka Ciraaq
Baqdad, Iraq | QOL | January 22, 2016 – Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” iyo...
R.W. Xukuumada oo shacabka ugu baaqay inay u midoobaan la dagaalka argagixisada
Muqdisho, January 22, 2016 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa waxa uu...
47 Arday oo dhamaysay Xifdinta Quraanka Kariimka oo Xaflad loogu Qabtay Degmada Baargaal
Baargaal | QOL | January 21, 2016 – Xaflad si qurux badan loo soo agaasimay oo lagu abaalmarinaayay ...
DAD BADAN OO AY WAJIYADOODA KA MUUQATO WALWAL IYO WALAAC?
Muqdisho | QOL | January 22, 2016 – Dad badan oo ay wajiyadooda ka muuqato wal wal, walaac...