Madaxweyne Xasan Sheekh iyo wafdi la socdo oo mar dhow gaaray Beledweyne
Muqdisho,18 February 2016: Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa mar dhow gaaray magaalada Beledweyn ee...
Qodobada Dastuurka ee Wax Laga Bedeley
Muqdisho,18 February 2016: Barlamaanka Jamhuuriyadda federalka ah ee Soomaaliya ayaa wuxuu go’aamiyey in qodobada dastuurka ee wax laga bedeley...
MUDANE WASIIR MAAREEYE OO CODSI U DIRAY SAXAFADA MADAXA BANAAN.
Aqristow in mudo ah, waxaa muran ka dhexjiray Ururka Saxaafada Somaaliyeed ee loo yaqaan (NUSOJ), murankaas oo...
Wasiirka Arimaha Dibada Somalia oo 24 saac loo qabtay si uu u hor-tago Baarlamaanka
Muqdisho,17 February, 2016: Max’ed Sheekh Cusmaan Jawaari, Gudoomiyaha Baarlamaanka Somalia, ayaa u qabtay muddo 24 saac in Baarlamaanka uu...
Ninkii Daallo isku qarxiyay oo Macalin Dugsi ka ahaa Hargeysa
Muqdisho,17 February, 2016: Ruuxa la tuhunsan yahay inuu isku qarxiyay Diyaaradda Daallo bishan Febraayo 2da, ayaa la sheegay inuu...
SHACABKA OO WAL WAL IYO WALAAC KA MUUJIYEY TAYADA CAANAHA GEEL.
Horaa loo yiri “nin aduunyo jogow, maxaa aragti kuu laaban”, hadaan noshahay wax badan oo aad layaabto ayaad...
Xildhibaan ceebeeyay Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Nabad Sugida
Muqdisho,17 February, 2016: Fadhigi shalay ee Baarlamaanka Somalia, ayaa waxaa hortagay Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Nabadsugida waxaana halkaasi ku...
“Ma jirto amar naga soo baxay oo lagu baarayo Xildhibaanada”
Muqdisho,17 February, 2016: Mudane C/risaaq Cumar Maxamed,Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federalka ah ee Soomaaliya, ayaa sheegay in aysan...
14 iskoot Ex Horseed waxa uu mudan yahay Macalinka Xulka Soomaaliya….
Muqdisho | February 16, 2016 – Magaciisa oo dhameystiran waa Cismaan Xaaji Maye waxa lagu Naynaasaa Iskoot waa...
Madaxweynaha oo dalka dib ugu soo laabtay, ka dib marki shirki Munich uu ka qayb galay.
Muqdisho,16 February, 2016: Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminaayay ayaa maanta db ugu soo laabtey magaalada Muqdisho,...