Boutros-Boutros Ghali oo geeriyooday
Muqdisho,16 February, 2016: Xoghayihii hore ee Qaramada Midoobey Boutros-Boutros Ghali oo u dhashay Masar ayaa geeriyooday, sida uu xaqiijiyay...
Al- Furat Hotel oo Muqdiaho KU Soo Kordhay
Muqdisho,16 February, 2016: Waxaa maanta xarigga laga jaray hotel cusub oo aad u qurux badan casri-na ah oo lagu...
Suuqa Degmada Wadajir Oo Uu Xalay Dab Qabsaday.
Muqdisho,16 February, 2016: Maamulka Gobolka Banaadir iyo shacabka ku nool magaalada Muqdisho oo wada jira, ayaa xalay ku guulaystay...
Barlamaanka Soomaaliya Oo Maanta Su’aalo Waydiinaya Labo Wasiir.
Muqdisho,16 February, 2016: Barlamaanka Soomaaliya ayaa maanta su’aalo waydiin doonaan Wasiirka arrimaha gudaha iyo federalka ee xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan...
DAAWO: Haweenka Soomaaliyeed oo loo sameeyay Duubab !
https://youtu.be/Pn6wYRqLOk4
Wasiirkii hore ee Gaashaandhigga ee Dowladi Nuur Cadde oo lagu dilay qarax.
Muqdisho,15 February, 2016: Muxiyaddiin Xasan Xaaji oo horay xilal kala duwan u soo qabtay ayaa mar an fogeeyn ku...
Madaxweynaha Soomaaliya Oo Khudbad Kajeediyey Shirka Kasocda Magaalada Munchen.
Muqdisho,15 February, 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo kusugan Jarmalka ayaa khudbad muhiim ah ka jeediyey...
Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta guda galaya dib u eegista Dastuurka KMG
Muqdisho,15 February, 2016: Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta yeelanaya kulan aan caadi aheyn, kaasoo lagu daah-furay Dib...
“Cali Khaliifow, Burco iyo Xamar, Burco ayaa kuu dhow ee wax kaala dhaxeeyaan ee noo kaalay”
Muqdisho,15 February, 2016: C/llaahi Maxamed Daahir (Cukuse) oo ah Wasiirka Warfaafinta Somaliland, ayaa ugu yeeray Madaxweynaha Maamulka Khaatumo Dr....
DAAWO: Xafladii Caleemasaarka Nabadoonka Beesha Karanle ee Mudug
https://youtu.be/S0QE4aFO5jY