DEG DEG: Qaraxyo Xoogan oo ka dhacay Irida Hore ee Hotelka SYL
Muqdisho, 26 February 2016: Qarax xoog leh oo loo Adeegsaday Gaari laga soo buuxiyay Waxyaabaha qarxa ayaa ka dhacay...
Faarax C/qaadir iyo Gabre oo si qarsoodi ah loo duubay iyaga oo tashanaya
Muqdisho, 26 February 2016: Shirkii Madasha ahaa ee Istanbul uga socday Somalia iyo Beesha caalamka, ayaa waxaa qeyb ninka...
CAYAARYAHAN CUMAR MAXAMED oo noqday Somaligii ugu horeeyay oo Seria A USA u saxiixa
Columbus, Ohio | QOL | February 26, 2016 – Cayaaryahanka da’da yar ee CUMAR ABDULLAHI MAXAMED ayaa noqday...
Guddomiyaha Gobolka Banadir oo la kulmay Safiirka Mareykanka
Muqdisho, 26 February 2016: Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho ,ayaa magaalada Istanbul kulan...
TACSI: Marxuumad Maryanruun Cali Xasan
Inaa Lilaahi Wa inaa ileyhi Raajacuun Marxuumad Maryanruun Cali Xasan oo ku geeriyootey magaalada London, maanta Jimca ah,...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Oo Kulan La Qaatay Dhiggiisa Dalka Kuwait “SAWIRRO”
Muqdisho | QOL | February 26, 2016 – Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan...
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ganacsatada Turkiga ku dhiirigeliyay inay maalgashadaan Soomaaliya
Bursa, 26 February 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheikh Maxamuud ayaa ganacsatada Turkiga u xaqiijiyey in...
More phones, few banks and years of instability are transforming Somalia to a cashless society
Somali traders at markets like this one in Mogadishu are increasingly more likely to do business using cellphones...
US policies do more harm than good in Somalia
Substantive change in dealing with Somalia is long overdue. ALJAZEERA | 22 Feb 2016 | To stabilise Somalia,...
WARSAXAAFADEED: Aragti Xisbiyada ee shirka Turkiga, caburinta dadka reer Banaadiriga iyo warbaahinta
Walaalayaal xisbiyada Soomaaliyeed waxay shir ka yeesheen dhowr qodob oo ay ka mid tahay 1- Shirka Turkiga iyo...