Baarlamaanka oo maalintii labaad su’aalo weydiinayo R/Wasaaraha iyo Taliyaha Nabadsugida
Muqdisho,3 March 2016: Waa maalinti labaad ee Xildhibaanada Baarlamaanka su’aalo weydiinayaan Ra’iisul Wasaaraha, Wasiirka Amniga iyo Taliyaha Nabadsugida, iyadoo...
Fadumo Dayib: Somalia’s future president?
Somalia could soon have its first female candidate for the upcoming presidential elections. She tells DW about her...
Somalia’s First Independent Trust Fund Offers Hope To Unemployed Youth, Raises Concerns Of Corruption
By Morgan Winsor | March 3, 2016 – Nadir Sharif Maqbul loves to play soccer and has dreams of...
Dawladda Masar Oo Qaadanaysa Xoolaha Soomaaliya.
Muqdisho,3 March 2016: Dowladda Masar, ayaa mudo 25 sano kadib,u fasaxday in dalkeeda si toos ah loogu soo dhoofiyo...
Sababta Soomaaliya loogu diiday Suuqa Bariga Afrika
Muqdisho,3 March 2016: Mudane C/salaan Hadliye, Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa ka warbixiyay sababaha Soomaaliya loogu diiday xubinimada Suuqa...
Maxkamadda Ciidamada qalabka sida oo toogasho ku xukuntay Xasan Xanafi
Muqdisho,3 March 2016: Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta u fariisatay dhageysiga dacwada loo heystay Xasan Xanafi...
Dagaal Ka Socdo Magaalada Dhuusamareeb
Muqdisho,2 March 2016: Wararka aan ka heleyno magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud ayaa sheegay in saacadu marka ahayd,12:30...
Guddoomiyeyaasha degmooyinka ayaa lagula xisaabtamayo Amniga
Muqdisho,2 March 2016: Wasaaradda Arrimaha Gudaha ayaa sheegtay in Guddoomiyeyaasha degmooyinka Gobolka Banaadir wixii hada ka dambeeyay, lagula xisaabtami...
Ra’iisul Wasaaraha iyo Saraakiisha Ammaanka oo laga sugayo Baarlamaanka
Muqdisho,2 March 2016: Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka oo maalinimadii shalay kulan gaar ah ee albaabada u xiranyihiin, ku yeesheen xarunta...
“Nooma muuqato saan saan Amni ee lagu gaari karo Agosto in dalkan doorasho ka dhacdo”
Muqdisho,2 March 2016: Xildhibaan C/llaahi Goodax Barre oo horay u soo noqday Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Xukuumaddii hore, ayaa...