Wasiiro U Kuur-galay Shaqooyinka Kasocda Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho.
Muqdisho,12 March 2016: Dhowr Wasiir oo ka tirsan Xukuumadda Dhexe ee dalka ayaa booqasho ku tagay Garoonka caalamiga ah...
Jaamacadda Carabta oo ku baaqday in laga qaado Soomaalia cunaqabateynta hubka
Muqdisho,12 March 2016: Wasiiradda Arrimaha dibada Jaamacada Carabta ayaa ku baaqay in Soomaaliya laga qaado cunaqabateynta hubka ee saaran. ...
Madaxweynaha oo sheegay in Haweenka heli doonaan doorkooda ka qeyb galka siyaasada
Muqdisho,12 March 2016: Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Soomaaliya, ayaa sheegay in Haweenka Soomaaliyeed ay la siin doono doorkooda ku...
11 Maarso 2 Guurada maalintii uu baxay Boqorkii Codka Tubeec
Muqdisho | QOL | March 11, 2016 – Maalin Jimce ah 11-3-2016 waxa ay ku beegan tahay 2...
Japan oo ugu deeqday Dowlada Somalia 38 Malyan oo Dollar
Muqdisho,11 March 2016: Dowladda Japan ayaa ugu deeqday dowlada Soomaaliya lacag gaareysa 38 malyan oo dollar taasoo si toos...
Qarax xalay lala beegsaday Maqaayad ku taalla Garbahaareey
Muqdisho,11 March 2016: Maqaayad ku taalla Garbahaareey ayaa laba ruux ku dhimatay sideed kalana dhaawacyo kasoo gaaray kadib marki...
Ahmed Aboul Gheit oo loo magacaabay Xoghayaha guud ee Jaamacada Carabta
Muqdisho,11 March 2016: Wasiirikii hore ee arrimaha dibada Masar Ahmed Aboul Gheit, ayaa loo magacaabay xoghayaha guud ee Ururka...
Dalalka Bariga Africa oo sameystay Baasaboor cusub
Muqdisho,11 March 2016: Urur la magac baxay Bulshada Bariga Africa ayaa sameystay baasaboor cusub oo mideynaya qaar ka mid...
DAAWO: Morgan oo qurbaha dhibsaday !
https://www.youtube.com/watch?v=S-1ZYzS8GrY
DAAWO: Sadbursiga ka jira maamulka Puntland ( Sacdiyo Salaad Samatar)
https://youtu.be/rovtWEv5NTM