Muwaadin Somali Canadian ahaa oo xalay lagu dilay magaalada Muqdisho
Muqdisho,28 March 2016: Kooxo Hubeysan ayaa xalay Muqdisho ku dilay muwaadin Soomaali Canadian ah, kaasoo lagu dhex toogtay masaajid...
Wadahadalada dhanka siyaasada oo lagu baaqay in Al-Shabaab lagu soo daray
Muqdisho,28 March 2016: Guddiga dib u heshiisiinta Qaranka ayaa ku baaqay in Wadahadal lala furo Xarakada Al-shabaab,gaar ahaan Dadka...
Wasiir ka tirsan DF Somalia oo sheegay in Wabiga Shabelle ay Itoobiya leexsatay
Muqdisho,28 March 2016:Max’ed Cabdi Xayir Maareeye Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Hiddaha iyo Dalxiiska Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegay in Dowladda Soomaalia...
“Odayaasha reer Hiiraan intooda badan waxay isku raaceen in Jowhar la tago”
Muqdisho,28 March 2016:Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed), Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in inta badan odayaasha gobolka Hiiraan ay...
DAAWO: Ila qosol iyo Mataan 2016, adigaa qosol ka dhergi doona !
https://www.youtube.com/watch?v=O-rQ6BLwr9s
Madaxweynaha: “Heshiiska Kismaayo waxaa uu muujinaya baahida loo qabo in la ballaariyo lana dhiirigeliyo hawlaha dib u heshiisiinta’’
Beled Weyne, 27 March 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyay heshiiskii dhowaan...
Ra’iisul Wasaare Cumar oo uga Mahadceliyey Dawladda Talyaaniga Taageerada ay siinayso Soomaaliya.
Garowe, March 27, 2016 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa...
Qeybaha bulshada oo ku eedeeyay Guddiga QM in ay is hor-taag ku sameeyeen soo kabashada Somalia
Muqdisho,27 March 2016: Kulan aad u balaaran oo ay ku yeesheen Magaalada Muqdisho in ka badan 600 hogaamiye oo...
Madaxweynaha oo soo dhoweeyay in Odayaasha Hiiraan dib ugu laabtaan shirka Jowhar
Muqdisho,27 March 2016: Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Soomaaliya ayaa soo dhoweeyay go’aanka ay maanta magaalada Beledweyn kaga dhawaaqeen ilaa...
Madaxweynaha wuxuu laaluush ku bixiyay kala qeybinta qabaa’ilka Hiiraan”
Muqdisho,27 March 2016: C/llaahi Goodax Barre Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha ahna Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka, ayaa ku eedeeyay...