Madaxweynaha oo bogaadiyay hawlgallada caalamiga ee ka hortagga hubka sida sharci-darrada ah loo soo gelinayo Soomaaliya
Muqdisho, 29 March 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa bogaadiyay dadaalka waddamada caalamka ee...
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO AY HAYSATO LABA DARAN MID DOORO?
Muqdisho | QOL | March 29, 2016 – Waxaa maalmahan aad loo hadal hayaa qaabka ay Dowladu rabto...
Somalia’s forgotten soldiers
There is a growing sense of neglect among Somali soldiers as they are left to deal with loss...
Madaxweynaha: “Ciidammada maamulka Galmudug cashar lama ilaabaan ah ayay u dhigeen cadowga”
Muqdisho, 28 March 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh...
Guddoomiyaha Baarlamaanka oo Kampala ka furay kulan howleedka diyaarinta qorshayaasha golaha ee kalfadhiga 8aad
Kampala | QOL | March 28, 2016 – Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan...
Diyaarad laga leeyahay dalka Masar oo la afduubay
Muqdisho,29 March 2016: Diyaarad ay leedahay Shirkadda Egypt Air oo la afduubay ka dibna lagu dajiyay garoonka diyaaradaha Larnaca...
Rag lagu eedeeyay burcad badeednimo oo la soo taagay maxkamad ku taala Faransiiska
Muqdisho,29 March 2016: Rag gaaraya toddobo Qof Soomaali ah oo laga soo qabtay gacanka cadmeed ayaa kasoo muuqday Maxkamad...
Dowladda Shiinaha oo Malaayiin Doolar ku bixineysa abaaraha ka taagan Soomaaliya iyo Ethiopia
Muqdisho,29 March 2016: Sida ay qortay Wakaaladda Xinwa, Dowladda Shiinaha ayaa sheegtay in adduun lacageed oo gaaraya 10 Milyan...
Wafdi uu hogaaminayo Odawaa oo saaka ku sii jeeda Jowhar
Muqdisho,29 March 2016: Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha oo ay qeyb ka yihiin Odayaasha dhaqanka Gobolka Hiiraan ayaa...
Horyaalka Soomaaliya oo maraya meertadiisii 13 ee wareega 2
Muqdisho | QOL | March 28, 2016 – Horyaalka Kubada Cagta Soomaaliya 2015-2016 ayaa maraya Meertadiisii 13 ee...