DAAWO: Madaxda gobolka Banaadir oo shaqadoodu noqotay xaflado iyo inay canshuurta uruursadaan !
https://youtu.be/I4HP4uN9hhU
Saraakiil ka tirsan booliiska Soomaaliya oo tababar loogu diray Talyaaniga
Muqdisho, April 24, 2016: Saraakiil ka tirsan ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa maanta tababbar loogu qaaday dalka Talyaaniga, si ay...
Golaha ammaanka ee Q. M. oo ku amaanay Dowlada Soomaaliya horumarka ay gaartay.
Muqdisho, April 24, 2016: Golaha ammaanka ee Q. M. ayaa Madaxweyne Xasan Sheekh iyo dowladda federaalka Soomaaliya ku amaanay...
Heshiis Ku Saabsan Xallinta Khilaafaadka Ka Jira Gobollada Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe
Muqdisho, April 24, 2016: Guddoonka Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa xal u helay mooshinkii muranka dhaliyay ee laga...
DAAWO: Wadani Soomaali ah oo u sheegay Obama Dadkii tahriibka ku hoobtay
https://youtu.be/9mA31DVj9kQ
Wasiirka ganacsiga Soomaaliya oo heshiis la galay dhigiisa dalka Masar
Muqdisho, April 23, 2016: Wafdi uu hugaaminayo Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee Xukuumadda Federalka Somalia Cabdrashiid Maxamed Axmed oo...
Madaxweynaha Soomaaliya oo ka hadlay doorashada iyo xiriirka Ruushka
Muqdisho, April 23, 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ,Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka hadlay Arrimaha Wabiga Shabeelle, doorashada...
“Ra’iisul Wasaaraha waxaa ka sugeynaa 26 bishan inuu keeno qaabkii doorashada lagu geli lahaa”
Muqdisho, April 23, 2016: Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari,Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ee Soomaaliya ayaa sheegay in maalmaha soo socda Baarlamaanka...
Baarlamaanka oo ka doodaya mooshinki shirka Jowhar
Muqdisho, April 23, 2016: Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta mar kale lagu wadaa inay ka doodaan mooshinka...
Maamulka Gobolka Banaadir oo sheegay inay ogaayeen xogta gaarigii qaraxa siday ee shalay la qabtay
Muqdisho, April 23, 2016: Maamulka Gobolka Banaadir ayaa sheegay inay wax k ogaayeen xogta labo gaari oo midkood laga...