NISA oo gacanta ku dhigtay nin Laptop-yo ku diyaarinaayay Qaraxyo
Muqdisho, May 15, 2016: Ciidamada Hey’adda Nabadsugida Qaranka ee NISA ayaa u dhacay guri ku yaala degmada H/wadaag, halkaasoo...
QALINKII CABDIBOQOR IYO QORMADIISII MAREEYKANKA (QB: 1-AAD)
Qof aan dhul marin, dhaayo maleh! HORDHAC/GOGOL-DHIG Allaah ayey mahad oo idili usugnaatay, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad...
Madaxweynaha: ”Baarlamaanka Federaalka ha dardar geliyo meel marinta hannaanka doorashada sannadka 2016”
Muqdisho, 14 May 2016: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Baarlamaanka Federaalka, ugu baaqay in...
Waxqabadka Dawladda ee isbuucii la soo dhaafay
Mogadishu, 14 May 2016 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa ka...
HALGANKII XISBIGA S.Y.L OO 73 SANNO JIRSADAY
Muqdisho | QOL | May 15, 2016 – Waxaa maanta ii faraxad ah in marka hore aan hambalyo...
Mar kale, Kun Qof Tahriibayaal Ah Oo La Badbaadiyey
Muqdisho, May 14, 2016: Ciidamada dalka Talyaaniga u qaabilsan ilaalinta xeebaha ayaa badbaadiye1000 qof oo saarnaa Laba doonyo kuwaasi...
Gabre oo si rasmi ah loo ogaaday howsha uu Somalia u dhax joogo.
Muqdisho, May 14, 2016: Maxamed Cabdi Afeey wakiilka IGAD ee Soomaaliya oo warbaahinta la hadlay ayaa shaaciyay waxyaabaha keenay...
“Ma aheyn in Ra’iisul Wasaaruhu Guddi u saaro eedeymaha NISA”
Muqdisho, May 14, 2016: Xildhibaan Cabdisamad Macalin Maxamuud ayaa dhaliilay tallaabadii uu Ra’iisul Wasaaraha ku magacaabay Guddi xaqiiq raadin,...
Haweeneydii u horeysay oo loo magacaabay Xoghayaha Guud ee FIFA
Muqdisho, May 14, 2016: Fatma Samba Diof Samoura ayaa noqotay haweeneydii u horeysay ee loo magacaabo xilka Xoghayaha Guud...
Somalia and Somaliland restart dialogue
Somalia has made a $1 million donation to the drought-hit breakaway northwestern region of Somaliland, ahead of controversial...