FAALLO: Ma Xildhibaannadaa qaldan mise Madaxwaynahaa la qasbay ?
Toronto | QOL | 22 May 2016 | Ma aha wax siyaasadda ama maaulka Xafiis Madaxweeyne ku cusub...
Dad Gaajo Darteed Ugu Dhintay Baladweyne
Muqdisho, May 22, 2016: Warar naga soo gaarayaa maamulka magaalada Baladweyne, ayaa sheegaya in 14 qof oo shacab ah...
Maamulka Axmed Madoobe oo go’aan adag ka qaatay Doorashada 2016
Muqdisho, May 22, 2016: Jubaland ayaa gacanta ka taagatay cawaaqib xumada ka imaan karta hadii wax laga bedelo heshiiskii...
Madaxweynaha oo Xeer Madaxweyne ku ansixiyay heshiiskii hanaanka doorashooyinka
Muqdisho, May 22, 2016: Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Soomaaliya, ayaa goor dhow ku dhawaaqay inuu xeer Madaxweyne ku meel...
M/weyne Xasan Sheekh oo kala diraayo Baarlamaanka haddii aysan go’aan gaarin
Muqdisho, May 21, 2016: Xildhibaan Maxamuud Axmed Kulalihi oo ah mudane ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay...
Mareykanka oo walaac ka muujiyay dib u dhaca ka jira hanaanka doorashada 2016.
Muqdisho, May 21, 2016: Dowladda Mareykanka ayaa walaac ka muujisay dib u dhacyada ka jira hanaanka doorashada 2016 ee...
Baarlamaanka oo maanta mar kale ka doodaya hanaanka doorashada 2016
Muqdisho, May 21, 2016: Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta oo sabti ah ka doodi doona sharciga...
Xaflad lagu taageeray musharaxa Baarlamaanka Cusub oo ka dhacday London
Muqdisho, May 20, 2016: Xafladaan lagu taageerayay Musharax Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee 2016-ka Eng Axmed Mukhtaar ayaa xalay...
Puntland oo ka digtay in wax laga bedelo heshiiskii hannanka doorashada 2016.
Muqdisho, May 20, 2016: Golaha Wasiirada Maamulka Puntland ayaa ka digay in wax ka bedel lagu sameeyo heshiiskii ku...
Dabageed Oo Ku Dhowaaqay In Xaalad Adag Ay Ka Jirto Baladweyne.
Muqdisho, May 20, 2016: Yuusuf Axmed Hagar Dabageed, Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan ayaa ku sheegay in magaalada Baladweyne ee gobolka...