WIIL WATAY MOOTO BAJAAJ OO SI KAS AH LOOGU DILAY MUQDISHO.
WAA ARGAGAX, WAA CADAALAD DARO, WAA KIBIR, WAA KU TUMASHO SHARCIGA iyo XUQUUQDA SHACABKA, !!! iyo Eray uu...
DF oo Baareysa Fatahaadda Wabiga Shabelle
Muqdisho, May 26, 2016: Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay baaritaan ku sameyn doonto fatahaadda soo noq noqotay...
Dhacdo aad u xanuun badan oo Muqdisho ka dhacday
Muqdisho, May 26, 2016: Xalay waxaa magaalada Muqdihso ka dhacay dil aad u fool xun, kaddib markii askari la...
The Right Path (Tubta Toosan) Initiative – Somalia
PRESS RELEASE Puntland women voiced their readiness to contribute to the National CVE strategy for Somalia Garowe, 24...
DF Somalia iyo Somaliland oo wada gaaraya go’aankii ugu dabeeyay
Muqdisho, May 25, 2016: Dowladda Turkiga ayaa iyadoo adeegsanaysa diplomasiyiinteeda waxa ay miiska dhex dhexaadnimada iskugu keenaysa dowladda Soomaaliya...
Wasiirka arrimaha dibadda ee Ethiopia oo xil cusub iskugu soo sharaxay
Muqdisho, May 25, 2016: Wasiirka arrimaha dibadda ee Ethiopia, Tedros Adhanom, horeyna u soo noqday wasiirkii caafimaadka, ayaa noqday...
Talyaaniga oo ka qeyb qaadanaya dhismaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed
Muqdisho, May 25, 2016: Dowladda Talyaaniga ayaa qalab ciidan siisay Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, iyadoo qalabkan uu ka qmid...
Mareykanka oo Shacbigiisa uga digay inay u safraan Soomaaliya
Muqdisho, May 25, 2016: Xafiiska Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa uga digtay dadkeeda inay ka fogaadaan Safarada ay ku tagayaan...
Michael Keating oo ku dhawaaqay arin halis galineysa doorashada 2016
Muqdisho, May 25, 2016: Wakiilka QM u qaabilsan Somalia Michael Keating, wareysi gaar ah uu siiyay laanta afka Somaliga ee...
Dhagayso: Taliyihii Ciidanka Boliiska Gobolka Banaadir oo xilkii isaga tegay ! !
https://youtu.be/Mu_SaTxGBlo