Xildhibaan Saalax Badbaado oo fuliyay qaraxii agagaarka Garoonka Diyaaradaha
Muqdisho, July 27, 2016: Kooxda Al-Shabaab ayaa caawa sheegtay in Saalax Badbaado oo horay u ahaan jiray Xildhibaan ka...
DAAWO: Xildhibaan Salaad Cali Jeelle
https://www.youtube.com/watch?v=JqempwJD5eY
Maalmaha ay socoto codeynta Champions-ka Gabdhaha Kubadda Koleyga Soomaaliya
Muqdisho | QOL | July 26, 2016 – Codeyntaan waxaa ka galaya 32 hablood oo ka mid ahaa...
Madaxweynaha: “Weerarada waxashnimada ee goobaha ummadda ay ka fulinayaan argagixisada ma hakin doonaan dagaalka ka dhanka ah Al Shabaab”
Muqdisho, 26 July 2016 (Villa Somalia) —- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa cambaareeyay falkii...
Ciidanka Danab ee XDS oo khasaare ballaaran u geystay maliishiyada Al Shabaab
Muqdisho, 26 July 2016 (Villa Somalia) — Ciidammada sida gaarka ah u tababaran ee Danab oo ka tirsan...
Qaraxyo ka dhacay agagaarka Garoonka diyaaradaha ee Muqdisho o
Muqdisho, July 26, 2016: Baabuur waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa lagu qarxiyay labo koontarool oo ku dhow garoonka...
Brack Obama walaalkiis oo sheegay inuu taageeri doono Donald Trump
Brack Obama walaalkiis oo sheegay inuu taageeri doono Donald Trump. Toronto | QOL | 25 July 2016 Madaxweynaha Maraykanka Barack...
Iimaam Maxamed Yuusuf iyo Ugaas Maxamuud Cali Ugaas oo qaadacay Calema Sarki Ugaas Xasan Ugaas Khaliif
Muqdisho, July 25, 2016: Iyadoo maanta oo isniin ah la malaynayo in Beledweyne lagu caleema saaro Ugaas Xasan Ugaas...
Wasaaradda Amniga oo amar ku bixisay in an shirar lagu qaban karin Hotelada
Muqdisho, July 25, 2016: Wasaaradda Amniga Gudaha ayaa soo saartay amar ku aadan in shirar siyaasadeed aan lagu qaban...
“Wasaaradda A. Gudaha waxay ku mashquulsan tahay kaarar bixinta odayaal faalso ah”
Muqdisho, July 25, 2016: Mudane Axmed Macalin Fiqi, oo ka mid ah Madaxda Xisbiyada Siyaasadeed eeSoomaaliya, ayaa ku eedeeyay...