“Cid sharciga kaligeed meel ugu xiran yahay ma jirto, Kaararka aqoonsiga waa sharci”
Muqdisho, August 22, 2016: Yuusuf Xuseen Jimcaale, guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho, ayaa si kulul uga jawaabay hadal...
Odayaasha dhaqanka ee 135 Oday oo la qorsheynayo in ay Xildhibaanada soo xulaan
Muqdisho, August 22, 2016: Guddiga doorashooyinka ayaa wada qorsho lagu doonayaan sidii meesha looga saari lahaa 51-ka xubnood ee...
DAAWO: Proffesore Cabdiraxmaan IBBI oo ka hadlaaya qiso yaab leh
https://www.youtube.com/watch?v=1GKI3Lat-WU
Badeecado dhacay oo dekadda Muqdisho lagu qabtay
Muqdisho, August 21, 2016: Ciidamada ammaanka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa gacanta ku dhigay badeecado dhacay oo u rarnaa ganacsato...
Faah faahin ka soo baxaya qaraxyadii Gaalkacyo
Muqdisho, August 21, 2016: Dad ka badan10 ruux ayaa ku geeriyooday qaraxyo xooggan oo maanta ruxay magaalada Gaalkacyo ee...
Madaafiic ku dhacday Xarunta Wasaaradda Gaadiidka
Muqdisho, August 21, 2016: Ila afar madaafiic oo hoobiyeyaal ah ayaa ku dhacay xarunta Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo dhulka...
Qaraxyo xooggan oo goor dhow gil gilay magaalada Gaalkacyo
Muqdisho, August 21, 2016: Labo Qarax oo waa weyn ayaa goor dhow ka dhacay magaalada Gaalkacyo qeybteeda waqooyi ee...
Soomaali Laga Sii daayey Xabsi ku yaal Masar
Muqdisho, August 20, 2016: Xabsiyo dalka Masar ku yaal, ayaa waxaa laga sii daayay 120 ruux oo Soomaali, Itoobiya,...
Madaxweynaha oo ka tacsiyeeyay geeridii S/Guud Maxamed Cali Samatar
Muqdisho, August 20, 2016: Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Soomaaliya, ayaa tacsi u direy qoyskii, eheladii iyo shacabka Soomaaliyeed ee...
Jen. Maxamed Cali Samatar oo ku geeriyooday Mareykanka
Muqdisho, August 20, 2016: Jen. Maxamed Cali Samatar ayaa saacado ka hor ku geeriyooday dalka Maraykanka. Allah u naxariistee...