DAAWO: Cabdiweli Gaas oo ka jawaabaya hadalkii Madaxwayne Xasan Sheekh
Toronto | QOL | 04 09 2016 | Marka laga tago gobolladan cusub ee ay beel walba degmadeedii...
Madaxweynaha iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka oo taageersan qoondada haweenka
Muqdisho, September 4, 2016: Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Soomaaliya iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa Xarunta Madaxtooyada...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo qiray in sugida Amniga Muqdisho uu liito.
Muqdisho, September 4, 2016: Yuusuf Xuseen Jimcaale oo ah Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa qiray in habacsanaan dhinaca amniga ah...
“Bangiga Dhexe waxa ka dhacay musuq maasuq ma ahan, ee waa Xatooyo”
Muqdisho, September 4, 2016: Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Soomaaliya, ayaa markii u horeysay ka hadlay lacagtii laga xaday Bangiga...
Qorshihii ay wada wateen Somaliland iyo Imaaraadka ee Dakada Berbera oo fashilmay.
Muqdisho, September 3, 2016: Wararka an ka helnay Magaalada Dubai ee Dalka Imaaraatka Carabta ayaa sheegaya in uu fashil...
Shirka Maamul u sameynta Hiiraan iyo Sh/Dhexe oo la filaayo in uu maanta furmo.
Muqdisho, September 3, 2016: Shirka maamul u sameeynta Hiiraan iyo Sh/Dhexe ayaa maanta lagu wadaa inuu dib uga furmo...
“Ugaas Xasan wuxuu na weydiistay, in Hiiraan la kala jaro, IGAD-na awood uma lahan”
Muqdisho, September 3, 2016: Danjire Maxamed Cabdi Afey,wakiilka Urur Goboleedka IGAD u qaabilsan Soomaaliya, ayaa ka hadlay howlaha maamul...
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadley amniga doorashada 2016
Muqdisho, 2 September 2016 (Villa Somalia) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ummadda Soomaaliyeed...
Madaxweynaha JFS oo baaq ka soo saarey geedi socodka doorashooyinka 2016
Muqdisho 2 September 2016 (Villa Somalia ): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa shacabka Soomaaliyeed...