KA HORTAGA CADAWGA SOMALIYA (Ku dhawaaqa Xukun deg-deg ah)
Muqdisho, September 12, 2016: Dowladda waxaa waajib ku ah inay XUKUN DEG-DEG AH (EMERGENCY) ku dhawaaqdo si loo baajiyo...
Dowladda Soomaaliya oo isu diyaarisay soo dhoweynta madaxda IGAD
Muqdisho, September 12, 2016: Dowladda Soomaaliya ayaa diyargrow ugu jirta marti gelinta shir madaxeedka IGAD, kaasoo lagu wado in...
War-murtiyeedka Shirweynaha War-murtiyeedka Shirweynaha
Muqdishu Taariikhda 8 – 9 September, 2016 Isbahaysiga Isbedel-Sameynta Soomaaliyeed (Coalition for Change) oo ka kooban Murashaxiin Madaxweyne,...
Waa la Yaabanyahay!!!
Muqdisho, September 11, 2016: Beryaan waxad moodaa in magaalada Muqdisho in ay dhutinayso, ayad oo isu-socodki uu yaraaday, sababtuna...
Askar tababar loogu soo xiray Uganda oo soo bandhigtay gaaddo ka ciyaar iyo salaan cajiib ah
Muqdisho, September 11, 2016: Dugsi aad loo yaqaanno oo ciidamada lagu tababaro ku yaala dalka Uganda ayaa tababar loogu...
Hey’addaha Ammaanka oo soo bandhigay Lambar dedg deg loga soo wici karo
Muqdisho, September 11, 2016: Hey’addaha Ammaanka dowladda ayaa markii u horeysay soo bandhigay Nambar ka gurmadka deg dega, kaasoo...
Waddooyinka Muqdisho oo maanta xiran iyo dadka oo eedayo Madaxda iyo Musharaxiinta
Muqdisho, September 10, 2016: Waxaa saaka xiran waddooyin badan oo isku xira degmooyinka Gobolka Banaadir, iyadoo xirnaanshaha waddooyinka ay...
Madaxweynaha Sudan oo loo malaynayo in uusan iman Muqdisho.
Muqdisho, September 10, 2016: Cumar Xasan Albashir Madaxweynaha dalka Sudan, ayay u badan tahay inuusan ka soo qeybgalin shirka...
Micheal Keating oo shaki geliyay waqtiga doorashada
Muqdisho, September 10, 2016: Micheal Keating Ergeyga Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya ayaa shaki ka muujiyay in doorashada Soomaaliya...
BEESHA SARUUR [H/GIDIR] OO BAYAAN SOO SAARTAY !
KU: Wasiirka Arimaha Gudaha & federalka = Muqdisho OG: Madaxwaynaha Jimhuuriyada Fedaralka Soomaaliya = Muqdisho OG: Raisulwasaaraha Jamhuuriyadda...