Kooxda Al-Shabaab oo u digtay Warbaahinta gaarka loo leeyahay in ay racaan amarkii shalay Wasiir Al-cadaala.
Axad: October 9, 2022 Kooxda Al-Shabaab ayaa si deg-deg ah uga fal-celisay amarkii kasoo baxay dowladda Soomaaliya ee...
Putin oo amar soo saaray kadib qaraxii ka dhacay buundada Crimea
Axad: October 9, 2022 Madaxweyne Vladimir Putin ayaa hadda amar ku siiyay adeegga Amniga Federaalka ee dalkaas (FSB)...
Khubaro tijaabiyay qaab looga maarmi karo in dhirta la jaro si dhuxul looga dhigo
Axad: October 9, 2022 Xaalufinta dhirta ayaa ah mushkilad Soomaaliya ka jirtay tan iyo qaran jabkii 1991-kii. Abaarta...
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada XFS oo kulan xog-wareysi ah la qaadatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Canada
Axad: October 9, 2022 Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista hawada Fardawso Cismaan Cigaal oo howlo shaqo u joogto...
Guddoomiyaha golaha shacabka oo ka tacsiyeeyay geerida xildhibaan hore Daahir Xasan Guutaale
Axad: October 9, 2022 Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa...
Qorshaha wada-hadalka ay dalbadeen odayaasha ka wakiilka ah Al-Shabaab maxaa ka jira
Sabti: OCTOBER 8, 2022 Kooxda Al-Shabaab waxaa laga soo warinayaa damac wada-hadal. Waxaa la helay codka mid kamid...
War deg deg ah: Wasiir ku xigeenka warfaafinta oo xaqiijiyey in la xiray oo hawada laga saaray barihii internet-ka Webka alshabaab ee Somalimemo.
Sabti: OCTOBER 8, 2022 Wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala ayaa xaqiijiyey in la xiray...
Madaxweynaha dalka Kenya William Rutom oo kulan la yeeshay dhigiisa dalka Ugandha Yoweri Museveni.
Sabti: OCTOBER 8, 2022 Madaxweynaha dalka Kenya William Ruto, ayaa kulan la yeeshay dhigiisa dalka Ugandha, Yoweri Museveni,...
Qarax ka dhacay buundada kaliya ee isku xirta Ruushka iyo Crimea Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin oo ka hadlay
Sabti: OCTOBER 8, 2022 Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa loo sheegay “xaalad deg deg ah” ee buundada Crimea....
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayooo gaaray dalka Uganda
Sabti: OCTOBER 8, 2022 Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray dalka Uganda, halkaas...